“Author Archive”
Stories written by akguled

Wefti Ka Socda Dalalka Sweden & Ingiriiska oo Maanta Booqasho Ku Yimid Somaliland Iyo Drs Edna Aadan oo Ka Hadashay DAAWO

Hargaysa 10. February 2018 (SDN/QJ):-Ergayga Somaliland u qaabilsan Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia Drs Edna Aadan Ismaaciil iyo Saraakiil ka Tirsan Wasaaradd Arrimaha Dibadda ayaa Maanta dalka ku soo dhaweeyay Wefti ka socda Dalalka Sweden Iyo Ingiriiska.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qiimaha Shiidaalka ee Suuqyada Somaliland oo Mar qudha Kor u Kacay Iyo Cabatinka Gaadiidleyda DAAWO

Hargaysa 10. February 2018 (SDN/QJ):-Waxaa Labadii Cisho ee u danbeeyay Kor u Kaacay Qiimaha Shiidaalka ee Suuqyada Somaliland waxaana arrintan Cabasho ka Muujiyey Gaadiidlayda kala duwan.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidanka Booliska ee Caasimadda Hargaysa oo Gacanta Ku Dhigay Gaadhi Nooca Caanaha Magaaladda Keena oo Maandooriye Lagu soo Dhex Qariyey DAAWO

Hargaysa 10. February 2018 (SDN/QJ):-Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiise ayaa faahfaahin ka bixiyey Gaadhi ay ku qabteen Maandooriyaha Khamriga.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Xukuumadda Waxaanu Leenahay Talooyinka (Sicir-bararka) Waxa Ku Dhex Jira Dad Ay Ka Mid Yihiin Kuwii Hore Ee Dhibta Geystay….” Sh. Aadan-Siiro DAAWO

Hargaysa 10. February 2018 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Go’aannada Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ka soo saartay Sicir-bararka Lacagta Dollarka iyo hoos u dhaca Shilinka Somaliland. Sheekh Aadan-Siiro ayaa sheegay inay taageersan yihiin Dedaallada Xukuumaddu wax kaga qabanayso Sicir-bararka, laakiin uu kula talinayo in Go’aannadeedu noqdaan kuwo Caddaalad ah oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Farmaajo Sidee Buu Ku Noqon Karaa Urdugaanka Soomaalida W/Q (Idiris Tooxyare)

Waxa aan dareensanahay dareenka shacabku ay u muujiyeen dal iyo dibaddba doorashadda la doortay madaxwaynaha Soomaaliya mudane maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Astaamaha hoggaamiyaha wanaagsan lagu garan karo waxa kamid ah   B: Daacadnnimo inuu ku qaabilo shaqadda hor taala oo aan fududayn iyo waliba kala horraysiinta shaqaddu sida ay u kala horrayso oo aad u waajahdo. […]

Posted in Features | Read More »

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ee Gobolada Galbeedka oo Gacanta Ku Dhigay Doon Kalluumaysi oo Si Sharci Daro ah u Jilaabatay Kalluun Mamnuuc ah DAAWO

Saylac 08. February 2018 (SDN/QJ):-Ciidanka Ilaaladda Xeebaha ee Gobolka Salal ayaa gacanta ku soo dhigay Dooni si Sharci daro ah uga Kalluumaysanaysay Xeebaha Gobolkaas Isla markaana Soo Jilaabatay Kalluun ay Mamnuuc tahay in la Kalluumaysto.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Odayaasha Madasha Wada Tashiga oo Xukuumadda Somaliland ugu Baaqay inay Hakiso Wada Hadalka u dhexeeya Somaliland Iyo Somali DAAWO

Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Odayaasha Madasha wada tashiga iyo Toosinta qaranka Somaliland ayaa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi horkacayo ay ugu baaqeen in aanay ku deg degin Furitaanka iyo sii amboqaadista Wada hadalkii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia. Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Sheegay in Xasuuq ku dhacay Shacabka Somaliland kuwii Xasuuqa gaystay oo u dhashay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Xalay Waxaan Maqlayay Prof Cali Khaliif Galaydh oo Maraykanka ka hadlaya oo Sheegayay in Wada hadaladii Somaliland iyo Khaatumo u Socday la dhamaystiro’’ Prof Cabdisalaan Yaasiin DAAWO

Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Prof Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah Xubnaha Madasha wada tashiga Somaliland ayaa soo dhaweeyay hadal uu Prof Cali Khaliif Galaydh ka Jeediyey Dalka Maraykanka oo uu hada ku Sugan yahay. Prof Cabdisalaan Yaasiin ayaa sheegay in Hadalka Prof Cali Khaliif Galaydh uu Muujinayo Sida uu Somaliland-nimada diyaarka ugu yahay una […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Duruufaha ay Abaarta ka Taagan Somaliland baday Dadka Iyo Duunyada Ku dhaqan Deegaanka Laanta Morohda ee Gobolka Salal DAAWO

Laanta Morohda 08. February 2018 (SDN/QJ):-Waxaa Deegaano badan oo ka tirsan Jamhuuriyadda Somaliland ka Taagan Xaalad abaareed oo Saamayn ku yeelatay Dadka Iyo Duunyada, Goobaha qaylo dhaanta xoogani ka imanayso waxaa ka Mid ah Deegaanka Laanta Morohda ee Gobolka Salal.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hanti Dhawrka Guud ee Qaranka Somaliland oo Albaabada u Laabay Xafiisyada Shirkada Madaarada Somaliland!!!

Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Hantidhawraha qaranka ee Somaliland Axmed Yuusuf Dirir ayaa sheegay inay xidheen xafiisyada shirkada madaarada Somaliland u qaabilsan amaanka oo ay baadhitaan ku samaynayaan. Waxa uu hantidhawrka qaranku sheegay inay soo saari doonaan baadhitaanka arintaas la xidhiidha isla markaasna haatan ay xidheen xafiisyada lacag qabashada iyo ka maamulka shirkadan oo loo soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »