“Author Archive”
Stories written by akguled

“Nin Geel Ka Tagay Oo Geel Kale U Tagay Hashaa Magaceed Ayuu Korodhsaday”Wasiirka Shaqo Galinta Somaliland DAAWO

Hargaysa 11. February 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi ayaa  sheegtay in aanay ka wasaarad ahaan wax lug ah ku lahayn Da,yarta waddanka ee Ciidamada Qadar loo qaadanayo waxaanay sheegtay in howshaasi ay Wasaaradda Arrimaha Dibaddu Leedahay

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Soo Saartay Go,aamo Tag-Darro Badani Ka Muuqato Iyo Lacag Aan Dalka Ka Shaqayn Oo Ay Ku Sar-Gaysay In Wax Lagu Kala Iibsado DAAWO

Hargaysa 11. February 2018 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland iyo Shirkadaha Shidaalka dalka Keena ayaa Maanta si wadajir ah u Shaaciyay Go’aamo ay ka gaadheen Qiimo Korodh ku Yimid iibka Shiidaalka dhawrkii Cisho ee la Soo dhaafay. Wasiirka wasaarada Horumarinka Ganaciga ayaa sheegay maanta mar uu xafiiskiisa ku qabtay shir jaraa,id in qiimaha shidaalka oo kor u kacay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waxaan U Fahanay Caydii Shalay Ee Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki In Uu Ku Xalaashanayo Guriga Ku Xiga Ee Agoontu Leedahay” Xisbiga Ucid DAAWO

Hargaysa 11. February 2018 (SDN/QJ):-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Ucid ayaa ka jawaabay hadalo xanaf ah oo uu Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki oo ka tirsan Golaha Wakiilada uu hawada u  mariyay Guddomiyaha Xisbiga Ucid waxaanu sheegay Guddoomiye ku xigeenku in uu doonayo Balaaki in uu ku  xalaashado hadalkaasi Guri ay leeyahii  Agoon oo ku dhagan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Cabdilaahi Balaaki Waxaaan Leeyahay Haddaad Wax Qabanayso Xaafadii Laga Soo Doortay Ee Goljano Waddo Ayaa Ka Dhisayaaye Kaalay… Dumar Badana” Xildhibaan Nac-Nac DAAWO

Hargaysa 11. February 2018 (SDN/QJ):-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay hadal Af-lagaado ah oo ka yeedhay Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki oo ay uu ku aflagaadeeyay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaan C.laahi Balaaki oo aflagaado Qaawan kula Kacay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid DAAWO

Hargaysa 11. February 2018 (SDN/QJ):-Xildhibaan C.laahi Balaaki oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Waxa uu weerar afka ah ku qaaday Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland oo Si Balaadhan Loogu Soo dhaweeyay Magaaladda Buuhoodle oo uu Safarkiisii Kowaad ku Tegay DAAWO

Buuhoodle 10. February 2018 (SDN/QJ):-Wefdi balaadhan oo uu Hogaaminayo Wasirka Wasaarada Hawlaha Guud Guriyaynta iyo Dhulka Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi ayaa Socdaal shaqo ku tagay Magaalada Buuhodle ee Xarunta Gobolka Buuhoodle. Ujeeda Safarka Shaqo ee Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Guriyaynta iyo Dhulka Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi uu ku tagay ayaa ahayd Xogogaal […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Maxamed C.laahi Farmaajo oo Isla Qaatay in Dalka Jabuuti uu noqdo ka Marti geliya Wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia & Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo ka Hadlay DHAGAYSO

Hargaysa 10. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa isla gartay in kulanka koowaad ee lagu furayo wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya lagu qabto dalka Djibouti. Sidaas waxa Wargayska Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala. Sida ay xogahani tibaaxeen labada Madaxweyne waxa ay isla garteen in kulanka koowaad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Oday 90 Jir ah oo Idaacada Radio Hargaysa Ka Dhameeyay Barashadda Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah, Iyo Dulucda Dardaaran Waayeel oo uu Dhallinta u Jeediyey DAAWO

Hargaysa 10. February 2018 (SDN/QJ):-Aw Maxamed Ibraahin Ismaacil oo ah oday da’da sagaashamaadka ku jira oo reer Hargeysa ah ayaa mudo shan iyo toban sanadood ah tafsiirka quraanka kariimka ah ka baranaayay idaacada Hargeysa oo uu ku xidhnaa. Odaygan ayaa dadka muslimiinta ah ugu baaqay in muhiimadu ay tahay inay bartaan cilmiga diiniga ah isla […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Somaliland oo si weyd ah uga Hadashay Sababta Xiligan Keentay Kor u Kaca Ku Yimid Qiimaha Shiidaalka & Fariin ay Dadweynaha u Dirtay DAAWO

Hargaysa 10. February 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga,Wershadaha Iyo Dalxiiska Somaliland Mudane Maxamud Xasan Sacad (Saajin) ayaa Maanta ka hadlay Kor u kac labadii Cisho ee u danbeeyay Ku yimid Qiimaha iibka Shiidaalka ee Suuqyada Somaliland.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxwaynaha Soomaaliya Oo Sheegay In Ay Dib U Bilaabi Doonaan Wada Hadaladii U Dhexeeyay Somaliland DAAWO

Muqdisho 10. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa isaga oo afkiisa ka dhawraya erayga somaliland waxa uu sheegay inay dib u Bilaabi Doonaan wada hadaladii Labada dhinac ee Somaliland Iyo Soomaliya. Faah-faahinta warkaas halkan Hoose Ka Daawo.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »