“Author Archive”
Stories written by akguled
Hargaysa 21. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo safiirka waddanka Jarmalka u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Markus Bollmohr. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland maanta, ayaa lagaga wada-hadlay arrimo door ah oo ku saabsan xidhiidhka labada dal u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ceerigaabo 19. February 2018 (SDN/QJ):-Wefti uu Hogaaminayo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Enginer Xuseen Cabdilaahi Buuni oo uu Weheliyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Gudoomiyaha Gobolka Sanaag ayaa Maanta soo Kormeeray Mashaariic ay ka Mid yihiin Dhiraynta Buurta Daalo iyo Cisbitaalka Guud ee Ceerigaabo oo Dib u habayn lagu Samaynayo kaas oo Sanduuqa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 19. February 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda cadaalada JSL Eng. Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo mudooyinkuu u dambeeyay kormeer ku maraya Gobolada bari ee dalka ayaa Maanta ku Wareejiyey deeq kala duwan Saraakiisha sare ee Xabsiga Magaaladda Laascaanood.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Baligubadle 19. February 2018 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee gobolka Hawd Seekh Cabdillaahi Maxamuud Aw Cabdi ayaa Xukuno iskugu jira Xadhig iyo Ganaax lacageed ku Riday 24 Eedaysane. 24 Qof ee maanta la Xukumay ayaa lagu soo eedeeyey dambiyo kala duwan,halka 4 ka mid ahi yihiin Itoobiyaan isku dayey inay gudaha Somaliland masuuliyiin ka af-duubaan. Nimankan oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19. February 2018 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha hay’adda u diyaar garawga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka Faysal Cali Sheekh ayaa daboolka ka qaaday in Gobolada ku yaala Xeebaha Somaliland ay yihiin kuwa ugu daran ee Xaalada abaareed ku habsatay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay wefti ballaadhan oo ka socda jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa oo uu hoggaaminayo ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, ahna isu-duwaha arrimaha Gargaarka Binu’aadam-nimada Mr. Peter de Clercq. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19. February 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyi’galinta JSL Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri Barwaaqo) ayaa ka qayb-galay munaasibad lagu soo bandhigayay filim ka hadlaaya nabadda, kaas oo uu hal-abuurkiisa lahaa Abwaan Axmed Aw Geedi.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa kulan gaara la qaatay Wefti ballaadhan oo ka socday qaramada midoobay oo uu hoggaaminayey ku-xigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Qaramada Midoobay, ahna isu-duwaha Arrimha Gargaarka Binu’aadanimada, una qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr. Peter de Clercq. Kulankaasi gaarka ah waxa lagaga wada hadlay sidii loo dardar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19. February 2018 (SDN/QJ):-Agaasimaha guud ee wasaaradda caddaalada Somaliland Jaamac Cabdiraxmaan Ayaa Furay Tabobar ku saabsan sidii hay’addaha cadaaladu u heli lahaayeen xog sugan, kaas oo socon doona muddo sadex maal-mood ah.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19. February 2018 (SDN/QJ):-Urur goboleed IGAD ayaa lagu wadaa in uu qayb ka noqdo dhexdhexaadinta wadahadallada la filayo in ay dhawaan u bilaabmaan Jamhuuriyadda Somaliland iyo dawladda federaalka Xamar ee Soomaaliya. Waxaana la sheegay in wadahadalladan uu urur goboleedka IGAD kaalin muuqata ka qaadan doono, iyadoo ay dawladda Somaliland si weyn u soo dhawaysay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »