“Author Archive”
Stories written by akguled
Hargaysa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Maalintii Axadii ee Todobaadkan ayaa Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.raxmaan Guri barwaaqo Waxa uu Golaha Wakiiladda ka hor sheegay inaan la ogolaan doonin in Mas’uul kasta oo dawladeed xilka uu doono ha hayee uu la hadlo Warbaahinta gaarka ah taas oo saxaafada madaxa bannaani u aragtay Cabudhin lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16/01/2018 safar shaqo oo qaadan doona maalmo kooban ugu ambo-baxay dalka Itoobiya. Safarka madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa daba socda marti-qaad rasmi ah oo uu usoo diray ra’isal wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegne, waxaana sida […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gabilay 14. January 2018 (SDN/QJ):-Iyadoo lagu jiro bilihii ugu dhaxanta badnaa ayaa waxaa qaboow xoogan oo aan hore loo arag lagu arkay Gobolka Gabilay waxaana baraf lagu arkay magaalada Gabilay, halka dhibaatada ugu wayni ay haysato dadka dan yarta ah ee aan haysan huga.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 14. January 2018 (SDN/QJ):-Madow badani kuma jiro sababta keentay qoraalka buuggan. Isla markii 20kii Bishii Koowaad ee 2017 ka loo dabbaaldegeyey caleemasaarka madaxweyne Trump, waxa uu Maraykanku dhex muquurtay duufaantii siyaasadeed ee aan caadiga ahayn ee ugu darnayd, ugu yaraan intii ka dambaysay fadeexaddii ‘Watergate’. Markii maalintan [Caleemo saarka] la gaadhay waxa aan isu diyaariyey […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14. January 2018 (SDN/QJ):-Sagaal Wasiir oo Maanta ay ansixiyeen Golaha Wakiiladda Somaliland kana mid ah Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ayaa Warbixino la xidhiidha Shaqooyinka loo igmaday Waxay Maanta ka Jeediyeen Fadhigii Golaha Wakiiladda. Wasiiradan ayaa midkiiba la siiyey Wakhti Shan daqiiqo ah oo uu kaga hadlo Waxyaabaha uu Mudnaanta siinayo.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14. January 2018 (SDN/QJ):-Xubno ka mid ah Madax dhaqameedka Somaliland oo siyaabo kala gaar gaar ah maanta ula hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay ka xun yihiin Hadalkan ka soo yeedhay Suldaan Xasan Suldaan C.laahi kaas oo ay sheegeen inuu kala qoqobayo bulshadda.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14. January 2018 (SDN/QJ):-Eng Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland, ayaa sheegay in sanadkii iminka uun dhamaaday ee 2017 lagu diley dalka Suuriya wiil uu dhalay. Sayid Xuseen Faysal Cali Waraabe ayaa suuriya tegey sanadkii 2013-kii, ka dib markii la duufsaday oo warbixin khalad ah la siiyey […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 14. January 2018 (SDN/QJ):-Todobaadkii tegay ayay ahayd Markii Ciidamadda Qaranka Somaliland ay Qabsadeen Degmadda Tuko-raq ee Gobolka Sool,Degmadan ayaa markii hore fadhiisin u ahayd Ciidamo ka tirsan kuwa Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Punt land. Hadaba Mas’uuliyiin ka tirsan dawlad goboleedka Punt land ayaa Maanta ku baaqay dagaal ka dhan ah Somaliland waxay sheegeen in aanay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guri Barwaaqo) ayaa Maanta golaha wakiillada u sheegay in ay isla garteen in madaxda dawladdu adeegsato warbaahinta xukumadda “Wasaaradda warfaafintu waxay noqon doonta mid isku xidha goleyaasha, wasaaraddaha iyo dawladda, waxaanu isla garanay ama noo qorshaysan in aanay madaxda dawladdu heerka ay doonan ba ha ahaadaane […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14. January 2018 (SDN/QJ):-Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay xaalada colaadeed ee ka oogan xuduudka ay wadaagan Somaliland iyo Maamulka Putland waxaanu sheegay in loo baahan yahay in aan la hurin colaad.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »