Hargaysa 01. February 2018 (SDN/QJ):-Suldaanka Guud Ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa eedo culus u soo jeediyay Suldaanka Beesha Habar Yoonis Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 01. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenka JSL mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka kormeer kusoo maray dekedda magaaladda Berbera oo qalab cusub lagu soo kordhiyay iyo mashaariic ay dawladda hoose ee degmadaasi hirgalisay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 01. February 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaarada Arimaha dibada JSL Dr Sacad Cali Shire ayaa maanta ka warbixiyey socdaalo shaqo oo uu ku tegay dalalka Itoobiya iyo Britain.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gabiley 01. February 2018 (SDN/QJ):-Badhaasaabka Cusub ee Gobolka Gabiley Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa sheegay in aanu marnaba Aqbali doonin in miisaniyada Gabiley ay 15 milyan tahay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 01. February 2018 (SDN/QJ):-Muddo laga joogo 10 maalmood ayaa si rasmi ah loo bilaabay diiwaangelinta shaqaalaha dawladda Somaliland gaar ahaan caasimadda Hargeysa iyada oo wejiga labaad loo sii gudbi doono gobollada iyo degmooyinka kele ee dalka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa si rasmi ah xadhigga uga jaray hawshaas diiwaangelinta isaga oo madaxweynuhu ka hadlay ujeeddada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London 01. February 2018 (SDN/QJ):-Suldaanka Cismaan Suldaan Cali Madar oo ka mid ah Salaadiinta waaweyn ee Beelaha Gar-xajis, ayaa ku dhawaaqay go’aan uu ku burinayo Go’aan uu doraad soo saaray Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, kaasi oo ahaa inuu joojiyey ama hakiyey muddo aan cayimnayn shirkii Beelaha Gar-xajis. Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar ayaa sheegay in shirkii beelaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 01. February 2018 (SDN/QJ):-Dhakhtarkii kooxda qalaama-rogadka Maraykanka Larry Nassar ayaa la sheegay in gabdhaha yaryar ee uu faro xumeeyay ay gaadhayaan illaa 265 qof. Illaa 65 gabdhood oo hor leh ayaa qiraal ka bixinaya maxkamad todobaadkan, xili toddobaadkii hore ninkan lagu xukumay 175 sanWo oo xabsi ah kadib markii 160 dumar ah ay ka sheegteen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 30. January 2018 (SDN/QJ):-Xukuumada Somaliland ayaa ku Dhawaaqday In xaalad abaareed ay ka tagaan tahay Deegano Tiro badan oo ka mid ah Gobolada Somaliland,Waxaana sidaa Maanta Cadeeyay Gudoomiyaha Hay’adda u Diyaar garowga Aafooyinka dabiiciga ah Iyo Kaydka Raashinka Somaliland Mudane Faysal Cali Sheekh.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 30. January 2018 (SDN/QJ):-Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Ucid oo Magaaladda Boorama Saxaafada kula hadlay ayaa Mar kale ku eedeeyay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafintu inay wadaan Musuq Maasuq baahsan. Waxa uu sheegay in Xisbiga Ucid ay u yimaadeen dhallinyaro kala duwan oo ka Cabanaysa Telefishanka Qaranka oo ay ka Shaqeeyaan,Waxaanu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 30. January 2018 (SDN/QJ):-Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Saraakiisha ugu saraysa xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa dhaliilay Guddida loo xilsaaray wax ka-qabashada Aafada Sixir-bararka waxaanay sheegeen masuuliyiintan xisbiga Ucid in aanay aqoon fiican u lahay arrimahan loo xilsaaray.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »