“Author Archive”
Stories written by akguled
Hargaysa 05. February 2018 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay joojisay lacag mushaar bille ahaa oo ay siin jirtay saddex ka mid ah abwaannada Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah; abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi, abwaan Xasan Xaaji Cabdilaahi – Xasan Ganey iyo abwaan Cabdi Aadan Xaad – Qays. Cabdirisaaq Hurre Walan-wal oo ah ehellada abwaan Hadraawi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 05. February 2018 (SDN/QJ):-Barnaamij lagu tiro koobayo gaadiidka dawladdu leedahay ee loo yaqaano (GT) ee ka hawlgala xarumaha kala duwan ee xukuumadda, ayaa lagu daah-furay xarunta madaxtooyada. Munaasibadda daah-furka barnaamijka lagu diiwaangelinayo gaadiidka dawladdu leedahay oo ay gacanta ku hayso wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta jidadku, ayaa shalay waxa goobjoog ka ahaa Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 03. February 2018 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi in aanu samayn Xukuumad Sal balaadhan Waxaanu eedayn Xoogan u soo Jeediyey Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu ku eedeeyay in Isaga Wasiirkiisa arrimaha Guduhu ay ka danbeeyeen inay Shaqayn kari waayaan Maamuladii ay kala hogaaminayeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 03. February 2018 (SDN/QJ):-Mas’uuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Ayaa Warbixin Ka Siiyay Mudanayaasha Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtidda Somaliland Hawlgalka Dib U Habaynta Shaqaalaha Dawladda.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 03. February 2018 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha gudiga dastuurka ee Baarlamanka Soomaaliya Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa sheegay in 33 maalmood kadib weerarkii gurigiisa lagu qaaday aanay jirin cid sharciga loo hor keenay si loogu qaado dacwad. Cabdi Qaybdiid ayaa si cad ugu eedeeyay weerarka gurigiisa lagu qaaday inay ka dembeeyeen sirdoonka dawladda Imaaraadka oo uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 03. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibadda sanad-guurada 24-aad ee kasoo wareegtay aas-aaska ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo lagu qabtay xarunta taliska guud ee ciidanka qaranku ku leeyahay caasimadda Hargeysa. “Guddoomiyaha WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 03. February 2018 (SDN/QJ):-Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Maxamed Muuse Abees oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil iyo Ka Degmadda Berbera ayaa maanta Kormeer ku soo maray Xaruntii BBC-da ee Ingiriisku ka dhisay Magaaladda Berbera Xiligii dagaal weynihii Labaad ee dunnida.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 03. February 2018 (SDN/QJ):-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Horumarinta Maaliyadda Ayaa Magaalada Hargeysa Tababar Uga Furay Waaxyaha Maamulka Iyo Lacagta Ee Qaar Ka Mid Ah Wasaaradaha Dalka.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 03. February 2018 (SDN/QJ):-Tiro ku dhow kala badh, xukuumadda uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ilaa hadda dhisay ee uu ku magacaabay wareegto madaxweyne ayaa ah xukuumadii hore ee Madaxweyne Siilaanyo. 46% masuuliyiinta uu ilaa hadda madaxweyne Biixi magacaabay oo ka kooban 59 masuul waxa ay ka soo jeedaan xukuumadii hore ee Madaxweyne Siilaanyo ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Beledweyn 03. February 2018 (SDN/QJ):-Axmed Muuse oo ka Mid ahaa Sawir qaadayaasha Telefishanka Qaranka Somaliland kana Hawlgali jiray Magaaladda Hargaysa ayaa loo Magacaabay Wasiirka Tamarta ee Maamul Goboleedka Hirshabeele ee dalka Somalia. Magacaabista wasiirkani maaha markii ugu horeysay ee midka mida shaqaalaha wasaarada warfaafintu iyo wacyi galinta Somaliland ay ka mid noqdaan dawlada federalka somaliya balse […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »