Oodweyne 06. February 2018 (SDN/QJ):- Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed oo Kormeer Shaqo ku Maraya Gobolada bariga Somaliland ayaa gaadhay Xarunta gobolka Daad Madheedh.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 06. February 2018 (SDN/QJ):-Wasiir ku Xigeenka arrimaha gudaha iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Maanta ka qayb galay Madal ay Xilka kula Kala wareegayeen Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Togdheer iyo Gudoomiyihii Hore ee Gobolkaasi oo lagu qabtay Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer ee Magaaladda Burco.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06. February 2018 (SDN/QJ):-Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ayaa maanta furay qalab Cusub oo loo soo Kordhiyey Hawl-wadeenada lagu tababaro ku shaqaynta hannaanka casriga ah ee Maamul Xisaabeedka dawlada.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06. February 2018 (SDN/QJ):-Dawladaha Somaliland, Imaaraadka Carabta iyo Itoobiya ayaa bishan gudaheeda dalka Imaaraadka Carabta ku soo kala saxeexanaya hirgelinta saamiga 19% ee Itoobiya laga siiyay maalgashiga dekedda Berbera. Sidaas waxa sheegay wakiilka Somaliland u jooga dalka Itoobiya Cali Xuseen Ismaacil ( Cali Shoonbe ), waxaanu sheegya in wasiiro ka socda Itoobiya ay dhawaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 06. February 2018 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ayaa Maanta Xilkii u Kala Wareejiyey Maamulihii Hore ee Kastamka Magaaladda Berbera iyo Maamulaha Cusub ee dhawaan Wasiirka Maaliyaddu u Magacaabay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06. February 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Iyo Horumarinta Kalluumaysiga Somaliland Isla markaana Weli haya Xilkii Afhayeenka Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Xasan Maxamed Gaafaadhi ayaa Maanta hor tagay Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtidda Somaliland.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa beesha caalamka ka diiday in ciidanka qaranka Somaliland dib uga soo noqdo degmada Tukaraq ee gobalka Sool oo ay ciidamada qaranka Somaliland dhawaan la wareegeen, ka dib markii ay maleeshiyaadka Puntland ciidanka Somaliland ku soo qaadeen weerar. Warar xogogaala oo uu Wargayska Geeska Afrika […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06. February 2018 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo Kulan Warbaahineed Maanta ku qabtay Xarunta Guud ee Xisbiga Waddani ee Caasimadda Hargaysa ayaa ka hadlay Kulan ay doraad wada qaateen Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Waddani iyo Ucid. Waxa uu Mudane Cirro Sheegay in Kulankaas […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayey wakiilka Hay’adda qaramada midoobay una xilsaaran horumarinta dhallaanka ee UNICEF u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Mr Steven Lauwrier. Kulankan madaxweyne ku-xigeenka iyo u qabsanaha hay’adda UNICEF ee Somalilnad iyo Soomaaliya, ayaa lagaga wada hadlay arrimo dhawra oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jabuuti 05. February 2018 (SDN/QJ):-Fannaanka Xasan Aadan Samatar wuxuu ku dhashay kuna soo barbaaray magaalad diinsoor ee gobolka baay. Xasan aadan waxoo soo shaac baxay Todobaatanaadkii, waxoona Ahamiyad weyn u lahaa barnaamijkii Horumarka Fanka Somaaliyeed (Heesha Hirgalay) ee Golaha Murtidda iyo Madadaaladda iyo Heestii Caanka noqotay ee (Sida Hogosha Roobka) iyo Codkii Wiilka Dhalinta Yar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »