“Author Archive”
ANKARA (QJ) – Turkish President Recep Tayyip Erdogan has warned that Kurdish fighters in Syria must lay down their arms or “be buried,” amid ongoing clashes between Turkish-backed Syrian rebels and other armed groups since the ousting of former Syrian President Bashar al-Assad earlier this month. Following al-Assad’s overthrow on December 8, Ankara has consistently […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho (QJ) – Wasaaradda amniga gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si dhow ula socoto xadgudubyada tirada badan ee eedeysane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) uu u geystay shacabka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada maamulka Jubaland. Tacaddiyadiisa oo soo jiitamayay muddo dheer, ayaa waxaa ugu dambeeyay weerarkii lagu qaaday dadka deegaanka Kulbiyow ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Xarfo (QJ) – Xabad joojin nabadeed ayaa laga gaaray colaadii dhawaan ka dhacday deegaanka Xarfo (Buuryaqab) ee waqooyiga Mudug, halkaasi oo ay ku dagaalameen maleeshiyaad ka soo kala jeeda labo beelood. Wafdi ka socday maamulka Puntland, guddiga dhexdhexaadinta beelaha, iyo odayaal ka kala socday labada dhinac ayaa ku guuleystay inay labada dhinac ku qanciyaan inay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) – Wasiirka Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdalle Maxamed Carab, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Safiirka Dawladda Itoobiya u fadhiya Jamhuuriyadda Somaliland Ambassador Teshome Shunde Xamito. Ugu horeyn Wasiirka ayaa Safiirka ku soo dhaweeyay kulan isbarasho ah. Dhinaca kale Safiirka Itoobiya ayaa uga mahadceliyey Wasiirka Amniga Gudaha sida wanaagsan ee uu u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qaahira (QM) – Wasiirka arrimaha dibadda ee Masar Dr. Badar Abdel Aty, oo shir jaraa’id qabtay kadib kulan uu la qaatay dhiggiisa Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in Masar ay go’aansatay ka qeyb qaadashada howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya “AUSSOM”. “Waxaan xaqiijineynaa mabda’a adag ee Masar ee ixtiraamaya madax-bannaanida, midnimada, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jenin (QJ) – For more than a week, the Jenin refugee camp, located in the occupied West Bank, has been echoing with the sounds of heavy gunfire, including masked men on rooftops and sporadic explosions in the maze-like streets. However, this conflict does not involve the Israeli military, which has conducted numerous attacks over the […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa (QJ) Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay inuu doonayo in colaadaha gobollada Sool iyo Sanaag lagu dhammeeyo wada hadal. Madaxweyne Cirro oo shalay kulan amniga la xidhiidha la yeeshay madaxda xisbiyada mucaaridka ah ee Kulmiye iyo Kaah, ayaa sidoo kale ciidamada milateriga ku amray inay si buuxda u difaacaan Somaliland. “Madaxweynuhu wuxuu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Xarfo (QJ) – Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal beeleed ka dhacay degmada Xarfo ee gobolka Mudug. Xiisadan oo salka ku haysa muran dhul iyo ceelal ayaa saameyn xooggan ku yeeshay deegaanka, iyadoo shalay la gubay ceel muhiim ah oo magaalada ku yaallay, sida ay sheegeen goobjoogayaal. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe (QJ) – Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay waddo daraasad ku aaddan dhaqangelinta lacagta shilinka ah ee sanadka 2025-ka. Deni ayaa sheegay in Puntland ay muddo dheer ka sugeysay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay soo daabacdo lacag cusub, balse maadaama aysan waxba u qabsoomin ay ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington (QJ) – Safaaradda Soomaaliya ee Washington ayaa heshiis la saxeexatay shirkad ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn ee u dooda iyo u ololaynta ee Maraykanka, ujeeddadeeduna tahay inay Soomaaliya ka taageerto dedaallada ka dhanka ah aqoonsiga madaxbannaanida Somaliland. The Africa Report ayaa daabacday warkan, iyadoo sheegtay in shirkadda BGR ay heshay qandaraas 12 bilood […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »