“Author Archive”
Stories written by admin

Hamas says it is set to release 34 hostages

DOHA (QJ) – Hamas has stated that it is ready to release 34 prisoners as part of a ceasefire agreement reached with Israel, according to news agencies Reuters and AFP, citing a Palestinian group official. The Palestinian group, which governs the Gaza Strip, has approved the release of prisoners as part of the first phase […]

Posted in news in English | Read More »

Soomaaliya iyo QM oo kawada hadlay maareynta Abaaraha

Muqdisho (QJ) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan la qaatay wakiillo ka socday Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayay ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, George Conway. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha, qorshaha wax ka qabashada bini’aadantinimo ee 2025-ka, iyo xoojinta wada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay cunaqabateynta Ganacsato Soomaaliyeed

MOGADISHU (QJ)- 100 Xildhibaan oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay go’aankii dowladda Soomaaliya ay ku diiday in Ganacsadaha Ajaanibta ah uu xaquuq gaar ah u yeesho dhoofka Xoolaha Soomaaliya. War-saxaafadeed ay soo saareen xildhibaannadan ayaa waxay ku sheegeen inay aad uga xun yihiin, iyagoo sheegay inaan la aqbali […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumada Somaliland oo dib u soo noleyneysa Xuquuqul Qowlka

Hargeysa (QJ) – Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday qorsheyaal kor loogu qaadayo ilaalinta xoriyatul-qawlka, iyadoo la hubinayo in aan la xidhin shakhsiyaad iyo suxufiyiin hadallo aanay xukuumaddu jeclayn. Wasiirka Warfaafinta Mudane Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo daba socda balan qaad uu dhawaan Madaxweyne C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro u jeediyay warbaahinta iyo ururada bulshada rayidka ah, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Masuuliyiin booqday goobo laga saaray Daacish dhawaan

Bosaaso (QJ) – Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa booqday tuulooyin iyo deegaano ka tirsan gobolka Bari, iyagoo kulamo muhiim ah la qaatay bulshada deegaanka. Ciidamada ayaa si gaar ah u booqday deegaanka Timirshe oo dhawaan laga saaray kooxda Daacish. Saraakiisha ayaa ku booriyay bulshada inay la shaqeeyaan ciidamada ammaanka si loo ilaaliyo nabadda iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mareykank oo duqeyn ku dilay 10 dagaal yahan oo Shabaab ahaa

Muqdisho (QJ) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay duqeyn diyaaradeed oo dhawaan ka dhacday meel ku dhow magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland. Howlgalkan oo ay si wada jir ah u fuliyeen ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Beerxaani oo qiyaastii 35 […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland oo Soomaaliya ku eedeysay carqaladeynta xoollaha ka dhoofa Berbera

Hargeysa (QJ) – Xukuumadda Somaliland, ayaa ku eedaysay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya inay faro-gelin ku hayso Dhoofinta Xoolaha Dekedda Berbera, iyadoo ku andacootay inay Soomaaliya doonayso inay dakhliga cashuuraha Xoolaha u wareejiso Wasaaradda Maaliyadda. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland, Cumar Shucayb Maxamed oo la hadlay Ganacsatada Xoolaha, ayaa ku eedeeyay dawladda Somaliya inay faragelin ku hayso […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mareykanka oo Soomalaiya siinata $2 billion oo deeq ah

Muqdisho (QJ) – Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Richard H. Riley, ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan taageerada Mareykanka uu siiyo Soomaaliya, isagoo qoraal uu soo dhigay bartiisa X ( hore u ahaan jiray Twitterka). Richard H. Riley ayaa shaaca ka qaaday in Mareykanka uu kordhiyay kaalmada uu siiyo Soomaaliya si wax looga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo ka walaacsan xaalada Gaza

NY (QJ) – Soomaaliya ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC)  waxay xalay ka qaybgashay shirkii ugu horreeyay ee golaha iyadoo ka mid ah 15-ka xubnood ee aan joogtada ahayn. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu wakiil ka yahay ergayga joogtada ah ee Qaramada Midoobay, Danjire Abuukar Cismaan Baalle ayaa ka qeyb galay kulanka, waxaana uu halkaasi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hamas released a video of an Israeli held captive in Gaza

GAZA (QJ) – The Palestinian group Hamas released a video on Saturday showing an Israeli man who has been held captive in Gaza since October 2023. The three-and-a-half-minute footage featured a 19-year-old soldier named Liri Albag, who spoke in Hebrew, calling on the Israeli government to secure his release. The Hostages and Missing Families Forum, […]

Posted in news in English | Read More »