“Author Archive”
WashingtonFBI-da Mareykanka waxay raadineysaa shirkado ama hay’ado gaar ah si ay gacan uga geystaan hirgelinta iyo maareynta Nidaamka Aqoonsiga Biometric Automated ee Soomaaliya (ABIS). Sida warbixinta ay daabacday biometricupdate.com lagu sheegay, FBI-du waxay raadinaysaa iibiyeyaal bixin kara adeegyo farsamo oo kala duwan, oo ay ku jiraan saadka iyo tababarka, si ay u taageeraan hawlgelinta iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) – Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray war saxaafadeed ay kaga soo horjeedaan wax ay ku tilmaameen dhaca dhulalka danta guud ee magaalada Muqdisho. 97-ka xildhibaan ayaa uga digay ganacsatada Soomaaliyeed inay iibsadaan dhulalka danta guud, iyagoo ku eedeeyay madaxda dowladda inay si sharci darro ah ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Baladweyne (QJ) – Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka isku magacaabay “Hiiraan” oo ay ka mid yihiin Cabduqaadir Colow iyo Cabdirashid Ilkacase ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay xarumaha muhiimka ah ee dowladda Hiiraan wakiilo ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya. Xarumahan ayaa waxaa ka mid ahaa xafiisyada maamulka gobolka, kan degmada Baledweyne, iyo xerada ciidamada ee Lamagalaay. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) – Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday qorshe ay kula wareegayso hawadeeda iyadoo ay gacan ka helayaan khubaro caalami ah oo dhinaca sharciga ah. Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarada Somaliland, Fu’aad Axmed Nuux, ayaa sheegay in ujeeddooyinkiisa ugu muhiimsan ay ka mid tahay in maamulka hawada la hoos keeno maamulka Somaliland oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababab (QJ) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku heshiiyay in si buuxda loo soo celiyo xiriirkii diblomaasiyadeed ee ka dhaxeeyay dalalkooda. Waxa ay sidoo kale ka go’an tahay in la dhowro heshiisyadii hore oo uu ka mid ahaa in la sii wado heshiiskii Ankara, kaasi oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Damascus (QJ) – Lebanon’s interim Prime Minister, Najib Mikati, stated that Beirut and Damascus will cooperate in securing their land borders and demarcating their territorial and maritime boundaries. On Saturday, during the first visit by a Lebanese prime minister to neighboring Syria in 15 years, Mikati spoke at a joint press conference in Damascus with […]
Posted in news in English | Read More »
Washington (QJ) – The U.S. Congress has passed a bill imposing sanctions on the International Criminal Court (ICC) in retaliation for the arrest warrants issued against Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and former Defense Minister Yoav Gallant. The legislation, which targets foreign individuals assisting the ICC, now moves to the Senate, where Republicans aim to […]
Posted in news in English | Read More »
Addis Ababa (QJ) – Itoobiya waxaa ka go’an inay sii waddo dadaalkeeda sharci iyo diblomaasiyadeed ee lagu xaqiijinayo gelitaanka badda, ayuu yiri Nebiyou Tedla, afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya. Sida ay qortay wakaaladda wararka Itoobiya ee ENA, Nebiyou wuxuu uga mahadceliyay Turkiga fududeynta heshiiskii Ankara, kaasoo lagu xaliyay khilaafkii u dhaxeeyay Itoobiya iyo Soomaaliya. Waxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ)- 28 wasiir ayaa waxa si rasmi ah u dhaariyay madaxweynaha cusub ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro. Dhaarinta xilka oo uu si sharci ah u mariyey guddoomiyaha maxkamadda sare Aadan Xaaji Cali, ayaa gebo-gebadii waxa uu madaxweyne Cirro kula dar-daarmay wasiirrada in ay dedaal badan muujiyaan, isla markaana ay fuliyaan ballan-qaadyada xukuumadda. “Shacabku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaalkacayo (QJ) – Shirkii nabadeed ee dhawaan magaalada Gaalkacyo uga socday mas’uuliyiin ka kala tirsan Puntland iyo Galmudug ayaa lasoo gaba gabeeyay, iyadoo laga soo saaray go’aamo la xiriira xalinta dagaal beeleedkii ka dhacay galbeedka gobolka Mudug. War-murtiyeedka ay si wadajir ah u soo saareen madaxda labada maamul ee Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa lagu soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »