“Author Archive”
Hargeysa November 19, 2024(QJ) Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay in musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Mudane Cabdiraxmaan Cirro uu ku guulaystay doorashada madaxtinimada Somaliland. Murrashax Cabdiraxmaan Cirro ayaa guul taariikhi ah ka soo hooyey doorashadii 13-kii bishan ka qabsoontay dalka, isaga oo helay codad aad uga badan kuwii uu la tartamayey ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho November 18, 2024 (QJ) Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Denmark u fadhiya Soomaaliya Steen Sonne Andersen ayaa maanta si wadajir ah magaalada Muqdisho ugu saxiixday heshiis si rasmi ah looga cafiyay deymihii ay Denmark horay ugu lahayd Soomaaliya. Heshiiskan ayaa daba socda wada xaajood ballaaran oo Wasiirka Maaliyadda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa November 18, 2024(QJ) – Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in la soo gaba gabeeyay tirinta codadka laga dhiibtay guud ahaan gobolada Somaliland. Codadkii ay dadweynuhu ku dhiibteen doorashooyinka madaxtooyada iyo xisbiyada siyaasadda ayaa ka gudbay heer deegaan iyo heer degmo, waxaanay hadda u gudbeen heer qaran oo heer gabo-gabo ah maraya. Muuse Xasan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho November 18, 2024(QJ) Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ku weeraray Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe hamigiisa dib u doorashada. Xamza ayaa sheegay in doorashada Jubbaland ay tahay mid sharci darro ah oo aan la aqbali karin. Waxa uu ku eedeeyay Madaxweynaha Jubaland inuu wado dano gaar ah oo uusan ahayn mid qaran, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa November 18, 2024(QJ) – Aas Qaran oo Hargeysa loogu sameeyey Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” oo geeridiisa si weyn u saamaysay muwaadiniinta iyo madaxda dalka. Meydka Madaxweynaha ayaa goor dhaweyd laga soo qaaday cusbitaalka, waxaana la keenay goobo loogu talo galay in lagu xuso, ka hor inta aan lagu aasin xabaalaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kismaayo November 17, 2024 (QJ) Guddiga doorashada Jubaland ayaa xalay si rasmi ah u shaaciyay jadwalka iyo qaabka ay u dhacayso doorashada guddoonka baarlamaanka iyo madaxweynaha Jubaland. Guddiga ayaa sheegay in 18-ka ilaa 19-ka bishan November la soo saari doono liiska xubnaha cusub ee baarlamaanka Jubaland, halka doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Jubaland la qaban doono 21-ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa November 17, 2024(QJ) Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cali Mareexaan, ayaa jawaab ka bixiyey hadallada ka soo yeedhay dawladda Soomaaliya, waxaanu sheegay in dawladda Soomaaliya ka xun tahay horumarka dimuqraadiyadeed ee ay Somaliland ku tallaabsatay sannado badan, oo ay ugu dambaysay doorashadii 13-kii bishan ka qabsoontay dalka. Wasiirku waxa uu ku tilmaamay hadallada ka soo yeedhaya […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho November 17, 2024(QJ) -Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa ku eedeeyay qaar ka mid ah Diblumaasiyiinta Shisheeye inay ku xad-gudbeen Qaranimada iyo Midnimada dalka. Xildhibaan Fiqi oo hadal ka jeediyay xaflad ay ku qalin jabinayeen dublamaasiyiin oo lagu qabtay xarunta wasaaradda, waxa uu dhaliilay safiirradii goob-joogga ka ahaa doorashadii ka dhacday […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Rome November 17, 2024(QJ) Pope Francis has suggested to the international community to study whether Israel’s military campaign in Gaza constitutes genocide against the Palestinian people, one of his most explicit criticisms of Israel’s conduct in its ongoing conflict. In excerpts from an upcoming book, the pontiff mentioned that some international experts have stated that […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa November 17, 2024(QJ) – Waxa isa soo taraya wararka sheegaya in isbedel baahsan laga dareemaya caasimada Hargeysa guud ahaan, gaar ahaan aqalka Madaxtooyada Somaliland. Kulan ay dhawaan Madaxtooyada ku yeesheeen Madaxweynaha xilka ka sii degaya Muuse Biixi iyo Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cadiraxmaan Ciiro, kulanka ayaa ahaa mid Muuse Biixi uu ku aqbalayay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »