“Author Archive”
Ceerigabo (QJ) – Waxaa soo baxaya warar is khilaafaya oo ku saabsan xiisada colaadeed ee ka taagan gobolka Sanaag gaar ahaan magaalada Ceerigaabo oo ay ku lug leeyihiin ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo. Xiisadan oo bilihii la soo dhaafay ka taagneyd magaalada Ceerigaabo ayaa saacadihii la soo dhaafay sii xoogeystay, waxaana xiisadan ay abuurtay xaalad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bosaaso (QJ) – Dowladda Puntland ayaa markii ugu horeysay faah faahin ka bixisay dukumiintiyo sir ah oo laga soo furtay saldhigyo laga qabsaday kooxaha argagixisada ah ee Daacish. Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Gaas Muumin Cabdi Shire iyo Taliyaha Hawlgelinta Ciidanka Badda Puntland, Sarreeye Gaas […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa shaaca ka qaaday in dowladdu ay baaritaan ku sameysay sababaha keenay in dalka ay ka go’aan dalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka jeediyay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday wax ka barata Jaamacadda Muqdisho ayaa ku nuux nuuxsaday in kala go’a ay dhibaato weyn […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
BOSSASO (QJ) – The Bari Regional Security Committee held a meeting today in Bossaso and announced that they will conduct an investigation into all foreign nationals residing in the city to ensure they are not affiliated with terrorist groups. Colonel Abdiqadir Jama Dirir, the Police Commander of Bari Region, read out the resolutions from the […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho (QJ) – War saxaafadeed ka soo baxay Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu faah faahiyay qaraxyo xalay laga maqlay degmada Daaru Salaam ee gobolka Banaadir. Booliisku waxay caddeeyeen in dhawaqyadu ay ahaayeen kuwa qarxa oo been abuur ah oo aanay ahayn hanjabaad dhab ah. Booliska ayaa shacabka iyo warbaahinta u xaqiijiyay inaysan jirin khatar amni […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bosaaso (QJ) – Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah ku dhawaaqday in markab kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo bishii November lagu af-duubtay xeebaha Soomaaliya la sii daayay iyo 18-shaqaale ah oo la socday. War qoraal ah oo ay safaaraddu soo dhigtay baraha bulshada ee X ayay ku sheegtay in shaqaalihii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) – Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Maxamed El-Amine Souef, ayaa soo dhaweeyay dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya, oo dhawaan dib loo yagleelay. . Arrintan ayaa lagu shaaciyay war-murtiyeed ay si wadajir ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boosaaso (QJ) – Dagaal qaraar ayaa ka socda deegaanka buuraleyda ah ee Cal-Miskaad ee gobolka Bari, halkaasi oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kooxda Daacish. Ciidamada Puntland oo maalmihii lasoo dhaafay waday howlgalo qorsheysan oo ka dhan ah Daacish ayaa la wareegay deegaano dhowr ah oo ay horay ugu sugnaayeen. Wararka laga helayo dagaalkii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood (QJ) – Hoggaamiyaha maamulka ku meel gaadhka ah ee SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa digniin culus u diray Somaliland, xilli uu khudbad ka jeediyay munaasibad xalay ka dhacday magaalada Laascaanood. Digniintiisa ayaa ku soo beegantay iyadoo ay weli socdaan xiisado colaadeed oo ka taagan gacan ku haynta gobollada Sool iyo Sanaag. Firdhiye ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London (QJ) – The number of people killed in Gaza is significantly higher than reported by local authorities, according to researchers from a UK medical research university. Findings from the London School of Hygiene & Tropical Medicine (LSHTM), published in The Lancet, estimate around 64,260 “violent deaths” in Gaza between October 7, 2023, and June […]
Posted in news in English | Read More »