“Author Archive”
London December 06, 2024(QJ) – Xildhibaan Gavin Williamson oo ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska, ayaa shaaca ka qaaday inay dib u soo celinayaan guddiyadii baarlamaanka ee hore u taageeri jiray qaddiyadda Jamhuuriyadda Somaliland. Sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday wakaaladda wararka ee SOLNA oo soo xiganaysa qoraal uu ku baahiyey baraha bulshada Williamson, go’aankani waxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza December 05, 2024(QJ) – The human rights organization Amnesty International concluded in a new report that Israel’s war in Gaza has reached the legal threshold of genocide. The report, published on Thursday, titled “You feel like you are human”: Israel’s Genocide against Palestinians in Gaza, marks the end of months of research by Amnesty, […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho December 05, 2024(QJ) – Dowladda Shiinaha ayaa ballan qaad weyn oo la xiriirta dhanka caafimaadka u sameysay dowladda Federaalka Soomaaliya kadib kulan maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa si gaar ah u dhexmaray Wasiirka Caafimaadka, Dr. Cali Xaaji Adam iyo Safiirka Shiinaha, Fei Shengchao, oo booqday xarunta Wasaaradda Caafimaadka. Kulankan oo ahaa mid […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe December 05, 2024(QJ) – Guddoomiyaha golaha wakiilada ee maamul goboleedka Puntland, Mudane. Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye ku xigeenka Labaad, Maxamed Maxamuud Ciise, ayaa maanta shir-gudoomiyey kalfadhiga 22-aad ee golaha 55-aad. Kalfadhigan ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin nidaamka federaalka iyo tallaabo ay sharci darro u arkeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood December 05, 2024(QJ) – Maamulka ku meel gaadhka ah ee SSC-Khaatumo ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan warar sheegayay inay khadka taleefoonka ku wada hadleen hogaamiye Cabdulqaadir Firdhiye iyo madaxweynaha cusub ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). SSC ayaa beenisay wada hadaladan oo si weyn loogu faafiyay baraha bulshada kadib markii lagu dhawaaqay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho November 05, 2024(QJ) – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo muhiim ah oo diiradda lagu saaray la dagaalanka maalgelinta argagixisada. Shirkan ayaa waxaa ka mid ahaa Guddiga Qaran ee XSHM, Hay’adaha Amniga iyo Hay’adaha kale ee muhiimka ah ee Dowladda, iyadoo kulankan uu daba […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho December 04, 2024(QJ) – Qoraal ay soo saareen Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame ayay ku diideen Guddigii Doorashada iyo Shuruucdii Doorashada ee uu magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Waxa ay ku tilmaameen falalkan kuwo ka hor imaanaya dastuurkii lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho December 03, 2024(QJ) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in maamulka Jubbaland ay mas’uuliyadeeda qaadi doonaan dagaal kasta oo dhexmara ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ee ka dhaca Jubbada Hoose. Wasiir C/qaadir ayaa xusay in dowladda Soomaaliya ay xoojisay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyadoo kumanaan askari oo dheeraad ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
WASHINGTON (QJ) – The newly elected President Donald Trump is demanding the immediate release of Israeli hostages still held in Gaza, warning that if they are not released before his second inauguration, there will be “HELL to pay.” It is unclear if Trump is threatening to directly involve the U.S. military in Israel’s ongoing campaign […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa December 03, 2024(QJ) – Madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa kulan la yeeshay wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo safiirka Maraykanka, Richard H. Riley, oo ay wehelinayaan taliyeyaasha ciidamada AFRICOM. Madaxweynaha la doortay waxa uu sheegay inay weftiga si qoto dheer uga wadahadleen xoojinta xidhiidhka ka dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »