“Author Archive”
Stories written by admin

Shiinaha oo ka carooday masuul ka socda Taiwan oo booqday Somaliland

Beijing (QJ)- Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha ayaa ka hadlay booqashadii mas’uul ka socday dalka Taiwan oo ka qeyb galay xafladda caleema saarka “Madaxweynaha la doortay” ee Somaliland. Shiinaha ayaa muujiyay sida ay ugu faraxsan yihiin in dowladda Soomaaliya ay ku dheganaato mabda’a Hal-Shiinaha ah, waxayna si adag u taageertaa Soomaaliya si ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawladaha Mareykanka, Imaaraadka iyo QM oo soo dhaweeyay heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

Muqdisho (QJ) – Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya ee lagu soo afjarayo xiisada gobolka ee ka dhalatay isku daygii Addis Ababa ay ku dooneysay inay ku gasho badda. Labada dal ayaa colaadi ka dhex aloosnayd tan iyo markii Itoobiya oo ah dal aan bad lahayn ay heshiis la saxeexatay bishii October […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

G7 countries set conditions for supporting Syria

The leaders of Canada, France, Germany, Italy, Japan, the UK, and the US are ready to support the transition to an inclusive government in Syria, as stated in a declaration by the G7 president of Italy. “We are ready to support a transitional process… leading to a trustworthy, inclusive, non-sectarian administration that ensures respect for […]

Posted in news in English | Read More »

Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka heshiiyay khilaaf u dhexeeyay labada dal

Ankara (QJ) – Shir dhexdhexaadin ah oo ka dhacay magaalada Ankara oo uu martigeliyay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa la soo gaba gabeeyay, iyadoo Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ay goob joog ka ahaayeen. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa laga soo saaray is afgarad ku saleysan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlada Dhexe oo ciidamadeedii ka saartay Raaskaambooni

Muqdisho (QJ) –  Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay iyadoo gudaneysa waajibka ka saaran ilaalinta nolosha shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan ciidamada xoogga dalka, waxay fartay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Jubbada Hoose in ay kala wareegaan ATMIS (AMISOM). lana xaqiijiyo ka bixitaankooda deegaanka. Go’aankan ayaa yimid kadib markii uu eedeymo uga yimid Axmed […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Erdoğan ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

ANKARA (QJ) – Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali, iyagoo dadaal xooggan u galay sidii loo fududeyn lahaa wada-hadallada labada dhinac. Kulankan ayaa waxaa ka dhashay codsi ka yimid Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo ka codsaday Madaxweyne Erdogan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

boqolaal ka tirsan ciidamada XDS ayaa isku dhiibay ciidamada Kenya

NAIROBI (QJ)- Sida lagu sheegay qoraal la soo dhigay bogga X ee Waaxda La-dagaalanka Argagaxisada Kenya, boqolaal ka tirsan ciidamada XDS ayaa isku soo dhiibay ciidamada Kenya. Askartan ayaa ka soo tallaabay xadka Ishakani, oo ah deegaan u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Askartan ayaa ka mid ahaa boqolaalkii ay Dowladda Federaalka Soomaaliya todobaadyadii la soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Iran’s spiritual leader Ayatollah Ali Khamenei blames the US and Israel for what happened in Syria

TEHRAN (QJ) – In his first speech since the fall of Bashar al-Assad, Iran’s spiritual leader Ayatollah Ali Khamenei claimed that Tehran possesses “evidence” that “what happened in Syria resulted from a joint plan by the United States and the Zionist regime.” “Yes, a neighboring state to Syria played and is playing a clear role […]

Posted in news in English | Read More »

Xasan Sheekh oo Turkiga u dhoofay lana kulmaya Abiye Axmed

ANKARA (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, kaddib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaas Recep Tayyip Erdoğan. Dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga ayaa waday dadaalo iyo wada tashiyo lagu doonayo in xal loogu helo xiisada ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Presidential vote held peacefully after months of tensions and two-year delay, ICG report says

Hargeisa (Crises Group) – Peaceful, stable election raised hopes of improved domestic and international ties. Voting in 13 Nov concurrent presidential and political party polls occurred smoothly, with little reports of disruption. Electoral commission 19 Nov said opposition Waddani’s presidential candidate Abdirahman Irro defeated incumbent President Bihi, winning 64% of vote to Bihi’s 35%; Waddani, […]

Posted in news in English | Read More »