“Author Archive”
Stories written by admin

Dagaalkii Ceerigaabo oo maalintii sedexaad galay

Ceerigaabo (QJ) – Dagaal qaraar oo saacado badan qaatay ayaa hadda maalintii saddexaad ka socda gobolka Sanaag, gaar ahaan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolkaasi. Dagaalkan dhexmaray ciidamada SSC Khaatumo iyo ciidamada Somaliland ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana xaaladda magaalada ay noqotay mid qasan. Muqaal argagax leh ayaa ka soo baxay gudaha magaalada Ceerigaabo, kuwaas […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shirweynaha 15-aad ee Cilmi-baarista Soomaaliyeed oo Muqdisho ka Furmay

Muqdisho (QJ) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa daah-furay Shirweynaha 15-aad ee Cilmi-baarista Soomaaliyeed (International Congress of Somali Studies), kaas oo markii ugu horreysay muddo 35 sano ah maanta lagu qabto magaalada Muqdisho. Madaxweyne Xasan ayaa ku nuux-nuuxsaday muhiimadda ay leedahay in qaab cilmiyeysan loo adeegsado daraasaadka caqabadaha hortaagan horumarka dowlad-dhisidda, horumarinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

The Israeli government approved a plan to “promote population growth” in the occupied Golan Heights.

Tel Aviv (QJ) – The Israeli government has overwhelmingly approved a plan presented by Prime Minister Benjamin Netanyahu to “promote population growth” in the occupied Golan Heights. This plan comes in light of the ongoing developments in Syria and aims to double the number of Israelis living in the occupied Syrian territory, according to a […]

Posted in news in English | Read More »

Golaha Ammaanka ee QM ayaa lagu ansixiyay qaraar lagu kordhinayo cunaqabateynta ka dhan ah Al-Shabaab

NY (QJ) – Kulan ay Jimcihii yeesheen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu ansixiyay qaraar lagu kordhinayo cunaqabateynta ka dhanka ah Al-Shabaab ilaa 28-ka bisha Febraayo ee sanadka 2025-ka. Qaraarkan oo ay soo jeedisay Boqortooyada Ingiriisku, waxa si wada jir ah u ansixiyay 15-ka xubnood ee golahaas. Xubnaha golaha ayaa sheegay in ujeedka laga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

NISA oo xirtay Mareegyo ay lahaayeen Al Shabaab

Muqdisho (QJ) – Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa xirtay in ka badan 12,000 oo Akoon oo Khawaarijta (erey inta badan lagu tilmaami jiray kooxaha xagjirka ah sida Al-Shabaab) ay ku faafin jireen warar been abuur ah oo ay dadka ku marin habaabiyaan. “NISA oo kaashanaysa Hay’adaha Dowladda Federaalka u qaabilsan Internet-ka iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxyene Cirro oo ku dhawaaqay liiska Gollaha Xukuumada Cusub

Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha cusub ee Somaliland, H.E. C/raxmaan C/laahi Maxamed (Cirro), ayaa maanta ku dhawaaqay liiska Golaha Wasiirada cusub ee maamulkiisa, kadib wareegto uu soo saaray. Xubnaha golaha wasiirada oo ka kooban ilaa 48 qof oo isugu jira wasiiro, ku xigeeno iyo wasiiru dowlayaal ayaa waxaa warbaahinta la wadaagay Aadan Deyr oo ah afhayeenka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

PM Hamza: financing Al-Shabaab is a major crime punishable by law.

Mogadishu (QJ) – The Prime Minister of the Federal Government of Somalia,  Hamza Abdi Barre, stated that the money given to Al-Shabaab is a threat to religion, security, society, and governance, and encourages the shedding of Somali citizens’ blood. Speaking at the Government, Business, and Community Partnership Conference on the Plan to Prevent and Combat […]

Posted in news in English | Read More »

Soomaaliya oo sheegtay in heshiiskii Ankara aan lagu soo qaadin Hawlgalka AUSSOM

Muqdisho (QJ) Wasiirka arrimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in qorshaha ciidamada AUSSOM uusan qeyb ka ahayn wadahadalladii ka dhacay magaalada Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya ay ku heshiiyeen. Wasiir Fiqi ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay sii ahaan doonto awoodda ugu sareysa ee lagu soo xuli doono dalalka ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab oo weeraray ciidamo Kiinyan ah Lamu

Lamu (QJ) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo ciidamada Kenya lagula eegtay deegaan ku dhow degmada Lamu ee gobolka xeebta dalka Kenya. Qaraxa oo ka dhashay Miino dhulka lagu aasay ayaa haleelay gaari ay la socdeen Askar Kenyan ah oo marayay deegaanka Kaambooni, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland oo ka hadashay heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya

Hargeysa (QJ) – Somaliland ayaa ka hadashay heshiiskii Ankara ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, kaasoo u muuqda inuu meesha ka saaray heshiiskii ay horay u wada gaareen Muuse Biixi iyo Abiy Axmed. Afhayeenka Xisbiga Waddani, Maxamed Faarax Cabdi, ayaa ka hadlay aragtida Xisbigooda ee ku aadan heshiiskii Ankara ku dhexmaray Madaxweynaha Dowladda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »