“Author Archive”
Stories written by admin

Jubaland oo Villa Somalia ku eedeysay khalkhal amni

Kismaayo (QJ) – Maamul goboleedka Jubbaland ayaa mar kale ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu isku dayay inuu kala qaado ciidamada maamulkaasi, isagoo ku eedeeyay inuu qaadayo falal wax u dhimaya ammaanka gobolka Gedo. Jubbaland ayaa ku andacoonaysa in dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ku mashquulsan tahay qalqal amni […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Soomalaiya oo qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika

Muqdisho (QJ) – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika Xue Bing oo booqasho rasmi ah ku yimid Dalkeenna. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Danjire Xue Bing ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha, siyaasadda, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Palestinian Ministry of Education says more than 12,799 students have been killed by Israel

Gaza (QJ) The Palestinian Ministry of Education has reported that more than 12,799 students have been killed by Israel in the Gaza Strip and the West Bank since the beginning of the conflict. Most of the casualties occurred in Gaza, according to the ministry, as reported by Wafa. At least 598 teachers and school administrators […]

Posted in news in English | Read More »

Baarlmaanka Mareykanka oo la horgeeyay Aqoonsiga Somaliland

Washington (QJ) – Xildhibaan Scott Perry, ayaa Congress-ka horgeeyay xeer cusub oo u ololaynaya in Jamhuuriyadda Somaliland loo aqoonsado dal madax-bannaan. Hindise-sharciyeedka 10402 waxa uu hoosta ka xarriiqayaa xasiloonida Somaliland ee tobanaan sano, ka go’naanta dimuqraadiyadda, iyo muhiimadda istiraatijiyadeed ee Geeska Afrika oo ah sababaha ugu waaweyn ee aqoonsiga Maraykanka. Xeerkani waxa uu ka dhigan yahay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlada Soomaaliya oo baaq nabadeed ka soo saartay Colaada Ceerigaabo

Muqdisho (QJ) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta baaq nabadeed kasoo saartay colaadda ka taagan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay dhinacyada ku lugta leh colaada Ceerigaabo, sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda. Dowladda Soomaaliya ayaa ku boorisay dhinacyada isku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaraxyo lala beegsaday guryo shacab oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (QJ) – Ugu yaraan todobo qarax ayaa caawa laga maqlay xaafado ku yaala duleedka koonfureed ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxyadan ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira. Qaraxyadan ayaa ka dhashay miinooyin lagu xiray guryo iyo dhismayaal ku yaalla xaafadda Galmudug, kuwaasoo dhowrkii sano ee la soo dhaafay ka dhacayay jidka isku xira […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dagaalkii Ceerigaabo oo maalintii sedexaad galay

Ceerigaabo (QJ) – Dagaal qaraar oo saacado badan qaatay ayaa hadda maalintii saddexaad ka socda gobolka Sanaag, gaar ahaan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolkaasi. Dagaalkan dhexmaray ciidamada SSC Khaatumo iyo ciidamada Somaliland ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana xaaladda magaalada ay noqotay mid qasan. Muqaal argagax leh ayaa ka soo baxay gudaha magaalada Ceerigaabo, kuwaas […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shirweynaha 15-aad ee Cilmi-baarista Soomaaliyeed oo Muqdisho ka Furmay

Muqdisho (QJ) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa daah-furay Shirweynaha 15-aad ee Cilmi-baarista Soomaaliyeed (International Congress of Somali Studies), kaas oo markii ugu horreysay muddo 35 sano ah maanta lagu qabto magaalada Muqdisho. Madaxweyne Xasan ayaa ku nuux-nuuxsaday muhiimadda ay leedahay in qaab cilmiyeysan loo adeegsado daraasaadka caqabadaha hortaagan horumarka dowlad-dhisidda, horumarinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

The Israeli government approved a plan to “promote population growth” in the occupied Golan Heights.

Tel Aviv (QJ) – The Israeli government has overwhelmingly approved a plan presented by Prime Minister Benjamin Netanyahu to “promote population growth” in the occupied Golan Heights. This plan comes in light of the ongoing developments in Syria and aims to double the number of Israelis living in the occupied Syrian territory, according to a […]

Posted in news in English | Read More »

Golaha Ammaanka ee QM ayaa lagu ansixiyay qaraar lagu kordhinayo cunaqabateynta ka dhan ah Al-Shabaab

NY (QJ) – Kulan ay Jimcihii yeesheen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu ansixiyay qaraar lagu kordhinayo cunaqabateynta ka dhanka ah Al-Shabaab ilaa 28-ka bisha Febraayo ee sanadka 2025-ka. Qaraarkan oo ay soo jeedisay Boqortooyada Ingiriisku, waxa si wada jir ah u ansixiyay 15-ka xubnood ee golahaas. Xubnaha golaha ayaa sheegay in ujeedka laga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »