“Author Archive”
Stories written by admin

Ergeyga Shiinaha ee Geeska Afrika oo u digay Somaliland

Muqdisho (QJ) – Ergeyga gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan Geeska Afrika Xue Bing, ayaa ku hanjabay inaanay u dulqaadan doonin cid kasta oo wax u dhimaysa midnimada Shiinaha iyo Taiwan, isaga oo u soo jeediyay Somaliland inay dib u eegto xidhiidhka ay la leedahay Taiwan. Ergaygu waxa uu sheegay inay dawladiisu aad uga xun […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Faransiiska oo booqday Jabuuti iyo Itoobiya

Addis Ababa (QJ) – Gelinkii dambe ee maanta waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya booqasho ku tagay madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron. Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Addis Ababa, waxaana lagu wadaa in labada dhinac ay ka wada hadlaan iskaashiga iyo arrimaha Geeska Afrika. Macron ayaa booqasho […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Midawga Afrika oo ka hadlay heshiiskii Soomaaliya iyo Itoobiya

ADDIS ABABA (QJ) – Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyay heshiiskii ay dhawaan wada gaareen dowladaha Itoobiya iyo Soomaaliya, kaasi oo 11-kii bishan December ka dhacay magaalada Ankara. Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa ku booriyay in si buuxda loo hirgeliyo. Goluhu wuxuu kaloo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la xaqiijiyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

QM oo ka hadashay colaada Ceerigaabo

Ceerigaabo (QJ) – Colaadda u dhaxaysa ciidamada Somaliland iyo ciidamada SSC-Khaatumo ee magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa waxaa ku barakacay ku dhawaad ​​43,000 oo qof oo ay ku jiraan carruur, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadantinimada ee UNOCHA. Barakacayaashan ayaa gaaray Ceel Afweyn iyo Laasqoray oo ka tirsan gobolka Sanaag, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab oo weeraray xerada ciidan ee Xawaadle

Muqdisho (QJ) – Xoogag ka tirsan Al-Shabaab ayaa aroornimadii hore ee saakay weerar culus ku qaaday fariisin ciidamada dowladda ay ku leeyihiin deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa labada dhinac dhexmaray, iyadoo Al-shabaab ay sheegtay in 21-askari oo ay ku jiraan saraakiil ciidan ay ku dileen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

WHO accuses Israel of its continued blockade of northern Gaza

NY (QJ) – The World Health Organization (WHO) has reported that an international medical team urgently needed at Kamal Adwan Hospital has not been allowed to enter as Israel continues its blockade of northern Gaza. Hanan Balkhy, the WHO Regional Director for the Eastern Mediterranean, also condemned the repeated attacks on healthcare facilities. “The fear […]

Posted in news in English | Read More »

Khaatumo oo Somaliland ku eedeysay Tacadiyo in ay ka geysatay Ceerigaabo

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa Somaliland ku eedeeyay inay magaalada Ceerigaabo ka geysatay tacadiyo ay ka mid yihiin barakicinta 50,000 oo qoys oo ka qaxay colaadaha soo cusboonaaday. War-saxaafadeed ka soo baxay SSC Khaatumo ayaa lagu cambaareeyey falkii ay Somaliland kula kacday qayb ka mid ah shacabka magaalada, sida ay sheegtay SSC Khaatumo. “Maamulka SSC Khaatumo waxa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada Somaliland oo lagu amaanay xasilinta Ceerigaabo

Hargeysa (QJ) – War-saxaafadeed ka soo baxay Dawlada cusub ee Somaliland ayaa looga hadlay dagaal maalmihii la soo dhaafay ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka SSC Khaatumo ku dhexmaray magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sool. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha Somaliland, ayaa lagu bogaadiyay Ciidanka Qaranka Somaliland oo ay ku bogaadisay in ay khasaare badan gaadhsiiyeen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaaliya oo xaqiijisay in Turkigu saldhig cirka ah ka dhisayo dalka

Muqdisho (QJ) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Turkiga uu qorsheynayo inuu Soomaaliya ka dhiso saldhig dayax-gacmeed, kaasoo sare u qaadaya barnaamijka tijaabinta gantaallada riddada dheer ee Ankara. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday Muqdisho ayaa sheegay in mashruucan uu wax weyn ka tari doono shaqo abuurka iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland oo ka hadhay mustaqbalka heshiiskii badda ee Itoobiya

Hargeysa (QJ) – Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamuud, ayaa faahfaahin ka bixiyay heshiiskii is-afgaradka ahaa ee maamulkii hore ee Madaxweyne Biixi la gaadhay Itoobiya, iyo halka uu marayo heshiis dhexmaray Raysal-wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa isla arrinkaas. Dr. Ciise-Kayd ayaa sheegay in nuqulada heshiiska Is-afgaradka lagu wareejin doono maamulka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »