“Author Archive”
Muqdisho (QJ) – Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka C/kariin Axmed Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay heleen dhammaan agabkii looga baahnaa doorashada soo socota. Cabdikariim waxa uu xusay in doorashada heer degmo la qaban doono dhamaadka bisha June, isla markaana diwaan gelinta codbixiyeyaashu ay si degdeg ah u bilaabmi doonto muwaadiniinta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) – Sideed qof oo rayid ah oo u badnaa shacab caadi ah ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay agagaarka kolonyo uu la socday madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka dhacay isgoyska Ceel-Gaab ee degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa saameeyay mid ka mid ah gaadiidkii la socday kolonyada madaxweynaha, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) – Dawladda Shiinaha ayaa dhaliishay xidhiidhka sii kordhaya ee u dhexeeya Somaliland iyo Taiwan, iyadoo sheegtay inay qaaday tallaabooyin ay Hargeysa ku cadaadinayso inay joojiso xidhiidhka ay la leedahay Taipei. Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Wang Yu oo wareysi kooban siiyay TV-ga Dalsan ayaa ku nuux nuuxsaday in Taiwan ay tahay qeyb ka mid […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) – Dowladda Mareykanka ayaa si kulul u beenisay hadal dhawaan ka soo yeeray Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir, kaasi oo ahaa in Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ay kala baxday shaqaalaheeda muhiimka ah. Qoraal kooban oo ay soo saartay safaaradda Maraykanka ee Muqdisho ayaa been abuur ku tilmaantay warkii lagu sheegay wasiirka warfaafinta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe (QJ) – In ka badan 500 oo shaqaale samafal ah, oo isugu jira shaqaale sare, shaqaale dhexe, shaqaale hoose, darawalo, iyo xirfadlayaal kala duwan ayaa shaqada laga fariisiyay tan iyo bishii December ee sannadkii hore ka dib markii hay’adihii ay u shaqeynayeen ay waayeen lacag ay ku bixiyaan mushaaraadkooda sababo la xiriira mashaariicda la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka Buqdharkayn ee u dhexeeyey ciidamada Somaliland iyo ciidamada Khaatumo ee SSC uu bilaabmay ka dib markii maleeshiyada SSC Khaatumo ay damceen xoolo. “Maleeshiyaad hubaysan oo taabacsan kooxda la baxday Khaatumo ayaa weerar ku qaaday dad shacab ah oo xoolahooda daaqayay deegaanka Buqdharkayn, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna kusimaha Ra’iisul Wasaaraha Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta oo Khamiis ah yeeshay kulan ay uga hadleen dardar gelinta dagaalka ka dhanka ah argagixisada, iyagoo bogaadiyay guulaha ay gaareen ciidamada qalabka sida, waxaana laga soo saaray go’aamo dhowr […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ceerigaabo (QJ) – Xukuumadda Somaliland ayaa soo iibsatay gaadiidkii iyo hubkii ay hore u lahaayeen maleeshiyaadka deegaanka ee fadhigoodu yahay gobolka Sanaag. Taas bedelkeeda, maleeshiyaadka ayaa loo diray tababar ciidan. Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Yuusuf Cali ayaa sheegay in goobihii ay horay ugu sugnaayeen maleeshiyo beeleedyo lagu wareejiyay ciidamo milateri ah oo ku qalabeysan gaadiidkii ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) – Shirkadaha Diyaaradaha Caalamiga ah ee Turkish Airlines iyo Qatar Airways ayaa hakiyay Duulimaadyadii ay ku tagi jireen Garoonka Aadan Cadde Talaadadii shalay, kadib digniin amni oo ka soo baxday Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya. Digniinta Mareykanka ayaa lagu muujiyay suurtagalnimada weeraro Argagixiso oo ka dhaca Muqdisho, sida Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo goobo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Israel must fulfill its international obligation to provide humanitarian assistance to Gaza, as stated in a joint declaration by the foreign ministers of the UK, France, and Germany. “We call on the Israeli government to comply with its international obligations to ensure the full, immediate, safe, and unimpeded delivery of humanitarian aid to the people […]
Posted in news in English | Read More »