|

Australia oo qirtay in ay celisay qaxooti dalkaa u qaxay

Melbourne July 07, 2014(SDN/QJ)-Mucaaridka dalka Australia ayaa dawlada dalkaa ku eedeysay in ay dib u celiysay Tiro dooma ahaa oo siday qaxooti.

Dawlada Australia ayaa qirtay in ay Doon qura celiyeen ka dib Kolkii ay baareen dadkii saaraa.

Dawlada Australia ayaa sheegtay in doonta ay celiyeen ay la so Deen uun 41 ruux.

q ax oo iga doonta saaraa ayaa ka soo haa jiray dalka Siriano a oo colaado iyo dhaqaale xumo isu kaashadeen.

Australia ayaa Hadii arinkan ay dhab noqoto waxa ay ku xadgudubtay shuruucda caalamka iyo ka dalkaa u yaala.

SDN/QJ – MELBOURNE
contact@qurbejoob.com

Comments are closed