|

“Askarta Inaynu u Sujuudno Weeyaan,Aqlabiyada Golaha Dhexena Waxaa haysta Muuse Biixi” Wasiirkii hore ee Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac DAAWO

Hargaysa 01.Nov 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac ayaa ka hadashay Loolanka Culus ee Ka dhex taagan Shirka golaha Dhexe ee Kulmiye,Waxay Xustay inay Mudnaan lahayd in Gudoomiye Muuse Biixi loo daayo Murashaxnimada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye,Waxaa kale oo ay ka hadashay Shir duceed la sheegay inuu Madaxweyne Siilaanyo la yeeshay Xubnaha Beeshiisa kaga Jira Golaha Wasiiradda oo uu ku ajburay inay taageeraan Muuse Biixi .

Comments are closed