“Asbaabaha ay Somaliland Dadka Khaatumo u Laynayso Waan Garanaynaa’’ Ku Xigeenka Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo DAAWO
Buuhoodle 05.Sep 2016 (SDN/QJ):- Ku Xigeenka Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Cabdale Maxamud Cali ayaa Sheegay inay Garanayaan Sababta Somaliland u laynayso Shacabka Reer Khaatumo ee Ku dhaqan Magaalada Laascaanood.
Hadalka Mas’uulkan ayaa ka danbeeyay Mudaharaad Rabshado watay oo Shalay ka dhacay Magaalada Laascaanood kaas oo Sababay Khasaare Nafeed Iyo Mid hantiyeedba.