|

Aragtiyaha Dadweynaha Ku Nool Magaalada Hargaysa ee Dagaalada ka dhacay Degmada Gaashaamo ee Kililka 5aad ee Itoobiya DAAWO

Deegaanka Jaamac DubadĀ 10.June 2016 (SDN/QJ):-Dadweynaha Kala Duwan Ee Ku Dhaqan Caasimada S/land Ee Hargeysa ayaa Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyey Dadkii Lagu Laayey Degaanka Jaamac Dubad ee Degmada Gaashaamo ee Kililka Shanaad ee Dalka Itoobiya.

Comments are closed