|

Aragtida Xildhibaanada Gobolka Sool ee Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo ku Sameeyay Golihiisa Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 16.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa Madaxweynaha Somaliland ku hambalyeeyey Digreetadii uu ku magacaabay masuuliyiinta cusub.

xildhibaan saleeban cali kooreMas’uuliyiinta ka dhex Muuqday Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolka Sool Salaanka ka soo fuulay ayaa kala ah.
1.Yaasiin X. Maxamuud Xiir (Faratoon),
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha
2.Guuleed Maxamed Shire.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista.
3: Yuusuf Axmed Faarax (Af-lahaar),
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka.
4: Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan, Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Beeraha.
5: Maxamed Axmed Xasan (Jabarti), Agaasimaha Guud ee Guddida Qandaraasyada Qaranka.
6: Maxamed Axmed Aadan (Maxamed Boocame).
Wasiiru Dowlaha Wasaarada Warfaafinta Iyo Wacyigelinta.
7. Sarreeye Guuto, Saleebaan Barre Xasan, Abbaanduulaha Labaad ee Ciidanka Qaranka.
8: Mudane, Maxamuud Ismaaciil Cilmi (Deeq), Badhasaabka gobolka maroodi jeex.
9 -La taliyaha Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Maxamud Jeeniyare .

Comments are closed