|

Aragtida Shacabka Hargaysa ee Saamaynta Somaliland ee Go’aankii Xayiraada Iyo Cuno Qabataynta ee Dalka Qatar DAAWO

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Shacabka Ku nool Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa ka hadlay Cuna qabatayntii Xulufada Sucuudigu ku soo rogeen dalka Qatar oo ay ku eedeeyeen inuu Maalgeliyo Ururada Argagixisada,Waxaa kale oo Qaybo ka mid ah dadweynaha Magaaladda Hargaysa ay ka hadleen Sida ay u arkaan Go’aankii ay Xukuumadda Somaliland ku taageertay Isbahaysiga Sucuudiga.

Comments are closed