|

Aqoonyahanka Beesha Sacad Muuse iyo Siyaasinta ku sugan London oo ka arinsanaya Hadalo ka soo Baxaya in Madaxwayne Siiranyo is casilayo

london16Oct14(SDN/QJ) Warbaxin ay heshay xafiiska wararka ee qurbejoog xubno ku dhaw Madaxwaynaha ayaa waxa laga soo wariyey kulan ku dhex maray madaxwaynaha iyo xubno siyaasina iyo wasiiro ka tirsan beesha Sacad muuse ay ka arinsanayaan cida ku haboon ee xisbiga kulmiye isaga soo sharaxaysa tartanka Madaxwaynaha xubnahan oo aan kula kulanay goob lagu kulmo oo ku taala galbeedka London aya waxay noo shegeen in madaxwayne Siraanyo uu ka tanaasulayo jagada musharaxa madaxwaynaha kulamadan oo aad loo hadal hayo ayaa waxa shirarkan la goaansaday  in musharaxa madaxwaynaha in beesha soo xusho ninka ku munaasiba waxa kale oo gobaha lagu kulmo ee london aad loo hadal hayaa arinka jagada madaxwayne ee xisbiga kulmiye waxii warara ee ku soo kordha kala soco qurbejoog.com

xafiiska wararka qurbejoog

London

Comments are closed