|

Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen oo Sheegay inay Joojiyeen Shirkii uu Garabkiisu ku baaqay Sidoo Kalena Qaadacay Shir uu Iclaamiyey Gudoomiye Faysal DAAWO

Hargaysa 06.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inay u Hogaansameen amarkii ay soo saareen Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada ee ay ku Joojiyeen Qabashada Shir uu Garabkoodu ku baaqay Maantoo Axad ah,Waxaa kale oo uu ka digay in Garabka Faysal Cali Waraabe aanu Weli ka Tanaasulin Shirkii ay Mudeeyeen 7 Bisha oo Beri ah.

Comments are closed