|

Aqoon Isweydaarsi lagaga Hadlayay Qaabka loo sameeyo Xisaab Xidhada iyo Samaynta Miisaaniyadaha oo Hargaysa laga furay

Hargaysa 14.Dec 2013 (SDN)- Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha  JSL Md Cabdisamad Cumer Maal  ayaa maanta  u furay shir hawleed  maayirada   lix  degmo oo ka mida degmooyinka  dalka kaas oo lagaga hadlaayay  qaabka ay dagmooyinku u diyaarsdaan miisaaniayada sanadka ee ay iticmaalaan

kulan CaafimaadTababrkaas oo ay kasoo qeyb galeen maayirada degmooyinka Hargaysa , Gabilay , Borama . Berbera Sheikh , Burco Oodweyne  waxa ugu horeyn halkaasi ka hadlay  agaasimaha guud eee wasaarada arimaha gudaha  Md cabdisamad cumer maal   kaasoo sheegay in lagu jiro dabayaaqo sanadadeed sidaa darted waxa kulankan lagu baranayaa qaabka loosameeyo xisaabaadka iyo miisaanaiyadaha kaas oo loo baahan yahay  in degmo kastaa ay samaysato xisaab xidhkeeda iyo diyaarinta miisaaniyadeeda.

Agaasimaha maxadka tababarada hayada  shaqaalaha  dawlada prof  maxamed mixle boqore  oo halkaasi ka hadlay ayaa kula dardaarmay ka qeyb galyaasha in ay ka faa iideeyaan aqoonta ay barteen islamrkaa macluumaadkaasi uu ku muuqdo wax qabdkooda sanadka soo socda aynu galyno waxaanu intaa ku daray in jeedada loo aasaasay maxadku in ay tahy sidii kor loogu qaaadi qaadi lahaa aqoonta shaqaalaha dawlada eekala duwan isagoo gabagabdii u mahad celiyay  ka qeyb galyaashii iyo maayirada lixda degmo ee kazoo qey galay kuankaasi.

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

 

Comments are closed