Golaha Wakiilada Oo Maanta Muujiyay Isku duubni dabar u noqon karta Xukuumada Isla markaana laalay Takaaliif aan Sharci ahayn
Hargeisa 11/4/2015(SDN/QJ)golaha wakiilada somaliland ayaa maanta fadhi ay yeeshen waxay ku hor istagen oo cod aqlabiyada ku diiden xeerka takaaliifta aan shirciga ahyn ee xukuumadu lacagta ku kordhisay ganacsada la so degta baaburta taasi oo ganacsadadu bishii ugu danbaysay ay cid walab oo xukuumada ama sharcidajinta la tiigsanasay saaka cabaar 10:00 subaxnimay ahayd guud markay soo xadiren mulkilyashii baabuurta tirada badan ee ku xanibada dekada magalada berbera iyagoo ka dhur sugayey bal sida ay goluhu ka yeeli doonan mooshankani ay soo dhigen 22 xildhiban oo isgu jira muxaafid iyo mucaaridba iyadoo mooshinka ka horb akhriyey xildhiban siciid cilmi rooble oo isagu ahaa xildhibankii hor kacaayey xeerkasi ayaa markii gudoomiyuh soo hor dhigay golaha hal in ka badan 39 xildhiban gacanta taagen oo ogoladen in xeerkasi la laalo iyadoo ay ka dhex muuqdeen xldhibano lagu yaqaanay ansixinta xeererka xukuumada .
waxa igauna halkasu farxad iyo dhoolo cadayn kala tagay guddidii ganacsada macradlayda oo iyagu isla halkaasi xildhibana ugu mahad celiyey n is baaradsai mudad saarnayd ee ay maanta ka hor qaaden
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com