|

Akhriso Heshiis ay wada gaareen Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Maamulka Galmudug

Caddaado 08. April 2017 (SDN/QJ):-Waxaa shalay magaalada Cadaado ee xarunta Maamulka Galmudug gaaray Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ay wehliyaan Xildhibaano katirsan labada Aqal iyo masuuliyiin kale .

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo masuuliyiinta kale ee la socatay ayaa kulamo saacado badan la qaatay maamulka Galmudug, waxa ayna ugu dambeyn ku guuleesteen in maamulka Galmudug lagu qanciyo in doorashada dib loo dhigo lana sameeyo Dib u heshiisiin.

 

Comments are closed