|

Akhri Magacyada Magacyada 38-Mudane Oo Golaha Horkeenay Mooshinkii Dagaalka ka Dhex Riday Guddoomiye Cirro iyo Ku-xigeenkiisa

Hargeysa:Sep,13,2015(SDN/QJ)-Murankii dagaalka gaadhay ee shalay dhex maray Guddoomiyaha Golahaas Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro) iyo ku-xigeenka koowaad Baashe Maxamed Faarax, ahaa mid ka dhashay mooshin ay keeneen Mudanayaal Golahaasi katirsan oo la xidhiidhay sidii Mudanayaashu uga arrinsan lahaayeen Warqaddii dhawaan Madaxweynaha lagu celiyey ee la xidhiidhay wareejinta Haamaha shidaalka Berbera.

kiiroMudanayasahan  oo magacyadooda uu helay wargeyska Hubaal, ayaa kala ahaa sidan soo socota:

1.Xildh. Mahdi Xuseen Cadarre,

2. Siciid Maxamed Cilmi.

3, Cali Xasan Maxamed.

4. Xasan Cawaale Caynaan.

5.Xasan Muuse Hufane.

6. Ibraahim Axmed Raygal.

7. Axmed Barkhad Obsiiye

8. Mahdi Cabdilaahi Maxamed

9.Axmed Cabdi Kijandhe

10. Cabdilaahi Axmed Yuusuf.

11. Axmed Jaamac Cali

12. Cali Maxamed Aadan

13. Ibraahim Axmed Sheekh Muuse.

14. Ibraahim Carraale Cabdi

15. Maxamed Xuseen Xaaji Ciise.

16. Mahdi Maxamed Jaamac

17.Maxamed Axmed Obsiiye

18.Saleebaan Cawad Cali

19.Maxamed Xaaji yuusuf.

20.Cabdi Hirad Warfaa

21.Cabdiqaadir Jaamac Xaamud

22.Cabdilaahi Xuseen Cige

23.Axmed Maxamed Diiriye.

24. Abuukar Cabdiraxmaan Good

25.Cabdiraxman Muuse Jaamac

26.Cali Obsiiye Diiriye

27.Maxamed Jaamac Cabdi

28.Xamse Maxamed Gaaddo-weyne

29.Cabdicasiis Cabdilaahi Aadan dhulcun

30.Farxaan Maxamed Cali

31.Maxamed Cismaan Aadan

32.Cabdiraxmaan Yuusuf Cartan

33.Cabdiraxmaaan Maxamed Jaamac

34.Cabdiraxmaan Cismaan Caalin

35.Maxamed Maxamuud Cumar Xaashi.

36.Axmed Ducaale

37.Maxamed Dhunkaal

38.Sulaymaan Yuusuf Cali Koore

 

 

SDN/QJ

timo@qurbejoog.com

Contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed