|

Akhri Magacyada Iyo Beelaha ay Kasoo Kala Jeedaan Xubnaha Baarlamaanka Cusub Ee Maamulka Jubba Land

Kismayo:April,16,2015(SDN/QJ)-Kadib markii si rasmi ah loo shaaciyey Xubnaha Baarlamaanka Cusub ee Maamul-goboleedka Jubba Land,, ayaa sidoo kale warbaahintu falanqaysay sida Beeluhu u kala heleen.

dheecorDhammaanba Beelaha Deegaanka dega, ayaa ka dhex muuqada Baarlamaanka, waxana lagu dedaalay sidii beel Waliba tiro ugu yaraan ay ku qanacdo ay ugu yeelato.

Xildhibaanada Baarlamanaka Jubbaland ayaa noqday 75-Xildhibaan waxaana si KMG ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland loogu doortay Sh Cabdi Yuusuf Oo ah Ninka ugu Da’da weyn xubnaha kamid noqday Baarlamaanka Jubbaland.

Xildhibaanadan Cusub ee kamidka noqday Baralamaanka Maamulka Jubbaland ayaa durba la dhaariyay, waxaana la filayaa in dhawaan ay yeeshaan kulankooda ugu horeeya si ay uga arinsadaan doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa.

Halkan ka Akhriso Magacyada iyo Sida ay Qabiilada u kala heleen Xildhibaanada Jubbaland

Ogaadeen

1 Ali Abdi Mahamed(hoog)

2 Riyaaq Aabdi hasan

3 Mahamed Sh.Aabdi Kilaas

4 Abdi hiish Shide

5 huseen hirsi Ahmed

6 Mahamuud Mahamed Faarah

7 Geele Muhumed Aadan

8 Hasan Shacbaan Mahamed

9 Aadan Cali Iftiin

10 Shukri Salah Abdullaahi

11 Qureesho Aabdulle hasan

12 Aadan Daahir Hasan

13 Bashiir Mahamed Baahale

14 Ahmed Abdi Diiriye(Aaraale)

15 Sh.Abdi Yuusuf Aali

16 Sh.Mahamed Huseen Dhoofaan

17 Ahmed Hasan Abdi

18 Siraaje Sahal Barre

19 Ali Hasan Aadan

20 Abdirahmaan haaji A/kariim

21 Ismaaciil Yuusuf Abdi(Aaato)

 

Beesha Mareexaan

1 Abdi Mahamed Abdi Mareehaan

2 Mahamed Affey Mahamuud Mareehaan

3 Mahamed Iftiin Mahamed Mareehaan

4 Mahamed Barre Abdi Mareehaan

5 Abdikariim Sh.Ailmi Faarah Mareehaan

6 Faadumo Faarah Aadan Mareehaan

7 Faarah Ibraahim hasan Mareehaan

8 Abdi yarow huseen Mareehaan

9 Bashiir Faaqid Buraale Mareehaan

10 Mahamed Nuur Aali Mareehaan

11 Mahamed Daa,uud Aumar Mareehaan

12 Ibraahim Aabdullaahi Yuusuf Mareehaan

13 Bile Aabdi Aabdulle Mareehaan

14 Shire Aabdi Mahamed Mareehaan

15 Mahamuud Mahamed Aabdulle Mareehaan

16 Ahmed Mahamed Abuukar Mareehaan

17 Shoaib Ibraahim Faarah Mareehaan

18 Mahamed Nuur Buule Mareehaan

19 Ahmed IsmaaAiil Mahamed Mareehaan

Digil iyo Mirifle.

1 Abdi Isaaq Ibraahim Garre

2 Isaaq huseen Ibraahim Garre

3 Abdi kaamil mahamed shariif Asharaaf

4 Mahamed Abdi Salaan Mayow Geledle

5 Ahmed Abdi hafiid Mahamed Dabarre

6 Abdi Mahamed Aabdirahmaan Yantaar

7 Diinow Abdullaahi Mahamed Gagaweyn

8 Mukhtaar Mahamed Mahamuud Eeley

9 Ali Guure Mahamed Macalinweyne

10 Hussein shiinow Ali Macalinweyne

Harti

1 Abdullaahi Mahamed Nuur Harti

2 Hiirad IsmaaAiil Mahamed Harti

3 Aadan Khaliif Yuusuf Harti

4 Abdihakiim Jaamac Ailmi Harti

5 Bashiir Ahmed Aumar Harti

6 Abdirashiid Diiriye Cusmaan Harti

7 Mahamed Cali Yuusuf Harti

Sheekhaal

1 Faadumo Gurey Aali. Sheekhaal

2 Khadiijo Aadan Aabdi. Sheekhaal

3 Abuubakar Bashiir Aabdullaahi. Sheekhaal

Gaaljecel

1 Osmaan huseen Bastoolo Gaaljecel

2 Abdi Baaley huseen Gaaljecel

3 Abdiqaadir Sheekh Ibraahim Gaaljecel

Dir/Biyomaal

1 Abdullaahi Huseen Ali Biyomaal

2 Abdirashiid Hasan Faarah Biyomaal

3 Huseen yussuf Hassan Biyomaal

Cawrmale

1 Mahamed Salaad Ali Cawrmale

2 Iftiin Hasan Baasto Cawrmale

Jareerweyne

1 Abaas Aali Ibraahim Jareer Weyne

2 Cusmaan huseen Fayruus Jareer Weyne

Baajuun

1 Bakaar Osmaan Ali Baajuun

2 Muse Baheero Banaa Baajuun

Leylkase

1 Abdiwaahid Ahmed Mahamed

Ajuuraan

1 Abdi Ahmed Qaasim

Wardeey

1 Omar Burale Ahmed Wardey

 

SDN.QJ

timo@qurebejoog.com

Contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed