|

Agaasimihii Guud Ee Wasarada Arimaha Gudaha Oo Beeniyey Inuu Diiday Xilkii Madaxweyne Siilaanyo U Magacaabay, Isl Markaana Muujiyey inay Is Maandhaafsan Yihiin Madaxtooyadda DAAWO

Hargaysa 19.Aug 2016 (SDN/QJ):- Agaasimihii guud ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland Amb Cabdifataax Siciid Maxamed ayaa ka hadlay warar sheegaya inuu saluugsan yahay xilka uu madaxwayne Siilaanyo u magacaabay.

Comments are closed