Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaarada Ciyaaraha oo ka Hadlay Sababaha uu ugu Biiray Xisbiga Waddani {DHAGAYSO}
Hargaysa 05.March 2014 (SDN)- Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaarada Ciyaaraha,Dhallinyarada iyo Dalxiiska Mustafe Cabdi Qodax oo Haatan ah Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka Hadlay Asbaabaha ku Kelifay in Markii Xilka laga qaaday uu ku Biiro Xisbi Mucaarid.
Mustafe oo Xog Waran Gaar ah Siiyay Maanta Shabakada Qurbejoog.com Waxa uu ku Dooday In Xisbiga Kulmiye oo uu la soo Halgamay uu ku fashilmay Siyaasad uu ku Wajahayo Dhallinyarada Isla markaana ay u Muuqatay In la Heli karo Dariiq kale oo lagu Saxo.
Guji Halkan oo Mobilkaaga Ka Dhagayso Hadalkii Mustafe Qodax
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/QodaxWaddani.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com