Agaasimaha Guud ee Ciyaaraha oo Casuumad Ku Qaabilay Xubno ka Mid ah Ardayda Somaliland ee Dalka Turkiga Wax ku barta oo Hargaysa Ku Sugan Iyo Dardaarankii Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore DAAWO
Hargaysa 01. August 2017 (SDN/QJ):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyaradda Iyo Ciyaaraha Somaliland Maxamed Xuseen Dhabeeye ayaa Hadhiimo sharfeed u sameeyay xubno ka mid ah ardayda Somaliland ee dalka Turkiga wax ka barta.