Afhayeenkii Xisbiga Ucid Iyo Gudoomiyihii Gobolka Maroodi Jeex ee Xisbiga Ucid oo Mar Kale Ku dhawaaqay inay Iska Casileen Xilkii Xisbigaas iyo Dhaliilo ay U Jeediyeen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid DAAWO
Hargaysa 30. April 2017 (SDN/QJ):-Â Afhayeenkii Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Iyo Gudoomiyihii Xisbiga Ucid ee Gobolka Maroodi Jeex ayaa Mar Kale Ku dhawaaqay Goor dhawayd inay Iska Casileen Xisbiga Ucid ee ay Ka Tirsanaayeen.