Afhayeenka Wadani:Cambareeyn Foolxumadii Tvg Muqadisho Ka Sameyaay Hargeysa
Stocholm July 30,2014(SDN/QJ)-Afayeenka Xisbiga wadani laantiisa Sweden ayaa canbaareyn u jeediiyay wax uu uGu yeeray fool xumo Hargeysa ay ka sameeyeen TVga SNTV ee Dawlada Muqdisho, qoraalkiisuna sida ayuu u dhignaa:
“Waxan Annu Halkan Ka Cambareynayina Foolxumadii Ka Dhacaday Magalda Hargeysa Taso Ahayd Falkii Foosha Xuma Ee Uu Ka Sameyaay TVga Muqadisho Iyado Weliba Ay Ka Dubteen Barnaamij Dhan Oo Ka Hadlayeey Munaasabada Maaliinta Ciida Hada Ba Haddii Anu Nahay Xisbiga Wadaani Laanta Sweden Waxa Annu Aad iyo aad Uga Xunahay Falka Foosha Xun Ee Halka Ka Dhacay Waxa aan Ugu Baqayana Xukuumada Rafadka Badanii Ka Muqado In Ay Jawaab Aad Ka Bixiiso Iyo Weliba Dadka Na Uu Soo Bandhigaan Sida Aay Waxanii Uu Dhaceen Iyo Ciddii Ka Dnabeysay Mahaa uun In Cukuuse Inta uu TVg Soo Fadhiisto Yidhahadoo Tacsi Ayaan Diraayiina Ee Waxa Lo Bahanyahy Wax Dadku Qadaan Karan Geesta Kale Qolladan La Baxaday Xiddigaha Geeska Iyagu Waa Koox Dhaadhamo Raac Ah oo Wax Xidhaya Baa Majiraan Balse Waxay Eeganayan Waa Inta Kolba La Siyoo.
Gebogebadii Waxa Annu Leenahay Haddii Aan War Cad Xukuumadu Arrinatan Ka Bixiin Waxa Noqonayisa In Ay Xukuumadu Heeshiisaydii Qarsoona Ee Ay Kolba Meelaha Kula Galayisay Dowlada Wardhiiglay Uun Ay Tana La Mid Noqonayiso