Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo u Jawaabay Guddoomiye ku-xigeenka UCID(DHEGEYSO)
Hargeysa Mar 14,2013(SDN)-Afhayeenka Maddaxtooyada oo jawaab ka bixiyay Dhaliil uu Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga Ucid Cali Guray u soo jeediyay Hogaaminta Madaxweynaha kuna tilmaamay Shakhsi aan Weligii Go’aan Qaadasho lahayn waxaa kale oo uu ka warbixinayay socdaalka Madaxweynaha iyo arrimo kale.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dhuxullldhuxull.mp3″]