|

Afhayeenka KULMIYE oo dhaliilo u jeediyey siyaasiyiinta xilka ku jooga xisbiga KULMIYE ee ka baxa DAAWO

Hargaysa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Xasan Maxamed Cali ( Gaafaadhi) ayaa Dhaliilo Culus u soo Jeediyey Siyaasiyiinta Marka Xilalka laga qaado ka Carara Xisbiga Kulmiye ee isku shuba Xisbiyadda Mucaaridka ah.

Comments are closed