|

Afartii Maalmood ee u Danbeeyay oo Magaalada Laascaanood ay ka dhaceen Sadex Dil & Awaamiir Lagu adkaynayo Nabadgalyada DAAWO

Laascaanood 21. November 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Booliska ee Gobolka Sool ayaa Hawl gal ay Fuliyeen Waxay Gacanta ku soo dhigeen Gacan Ku dhiiglayaal Shalay Subax Gudaha Magaalada Laascaanood ku dilay Marxuun la odhan Jiray Bile Sugule Muxamed.

Comments are closed