Afarsano Wixii u qabsoomay Baarlamanka Federaalka ee Hada Jira DHAGAYSO
Muqdisho 21.Aug 2016 (SDN/QJ):- 20 ka August Shalay oo kale sanadkii 2012 ayaa barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee hada jira loo dhaariyey in ay noqdaan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya 4 sano ka hor.
Kulanka ay maanta ku yesheen magalaada Muqdisho ayey ku soo bandhigeen waxyabhii u qabsoomay ee ay ka dhexli doonaan ama ay ku wareejin doonaan Barlamaanka 10aad ee ee soo socda.