|

Afar Daladood oo Ku Midoobay Dalada Danwadaag,Weedha Madax Ka Tirsan Xukuumadda Iyo Ujeedada Kala Hororsiga Ururada Bulshada DAAWO

Hargaysa 04. May 2017 (SDN/QJ):- Afar daladood oo Ka Jira Caasimadda Dalka ee Hargaysa ayaa Kulan ay Ku qabteen Huteel Ambassador waxay Ku sheegeen inay Ku Midoobeen Dalada lagu Magacaabo Danwadaag Taas oo ay Ka Qaybgaleen Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda.

Comments are closed