|

Afar Caruur walaalo ah oo Naafo ka ah Lugaha iyo Gacmaha iyo waalidiintooda oo Caawimo Waydiisanaya Umada Soomaaliyeed DAAWO

Hargaysa 22.June 2016 (SDN/QJ):- Waa mid ka Mid ah Camalka Wanaagsan ee la Shaqaysto Bisha Barakaysan ee Ramadaan in la Caawiyo dadka Jilicsan ee Maxasta ah Waa arrimaha lagu helo Ajarka eebbe.

Comments are closed