|

Dacwadaha loo heesto Wariye Cabdimaalik Coldoon oo lasoo bandhigay (Halkan ka Akhriso)

Hargaysa 27. March 2017 (SDN/QJ):- Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo kamid ah Wariyaasha Somaliland Isla markaana ka shaqeeya Arrimaha Samo falka oo si weyn looga yaqaanay Baraha Bulshada ayaa wali ku xiran xabsi kuyaala magaalada Hargeysa ee xarunta Jamhuuriyada Somaliland.

Xeer ilaalinta  Somaliland ayaa dacwado kala duwan kusoo oogtay Wariye Cabdi Maalik Coldoon oo bishii Febraayo lagu xiray magaalada Hargeysa xili uu ka laabtay magaalada Muqdisho uu u yimid howlo shaqo.

Comments are closed