|

Abwan mukhtar cumar mohamud oo gabay ku suureyey xaalada dalku halka ay maraayso !!!!!

Gabaygan oo soo baxay bishan aynu hada ku jirno 5/9/2013 ayaa mar aanu wax ka weydiinay abwanka sameyey mukhtar cumar mohamud sababta ku dhalisay ayuu ku sheegay ,waxaa uu ku jawaabay waxa igu dhaliyey jabki iyo halaagi loo soo maray dalka somaliland iyo sida wax uu jiran hada oo aad uu saluugay diidayna qaabka ay wax uu socdan ,hadabo nala akhrista gabayga oo dhamays tiran

1: Beryahaaba moorada masixin faalka baydh samaye.

2: Burco iyo hargaysaba dadkii boodhka lagu aasay.

3: Boobuhu raguu jiidhay ee beerka lagatoogtay.

4: Beebeeyga iyo kaarihi baaska nagu laayay.

5: Wuxuu badaw garoomole axmed Pm nagulaayey.

6: Bilaash toogashada maatidiyo booscadaha gaabshay.

7: Beraa loo sinaan waxan waxbadan beerka kaga taamay.

8: ee bahalka rida aanlahaa beeshu way degi.

9: Basiiro iyo gaajiyo iyo wixii beri isoogaadhay.

10: Bilaahiye waxaa nagagadaran baasha loo wade.

 

11: Beeshii rajada eegaysay iyo guri barwaaqaysan

12: Biyaan loohirgelin oo majiro

13 : ruux og baahida e siyaasitiisa buuga ugutaalo

14: oo aan dan shacab baydhka fulin weeye baabkubae

15: wakiiladaan lahaa way bedeli buurkasiiride e

16: Biyo umay hirgelin tuulo qudha baahikale daaye

17: Bedelkeeni uma buudanayn baahiyii jiraye

18 :mar hadaan bulshada mid waxtara doorna baran wayday

 

19: Bal aan eegno meeshay furaan waa bad xaajaduye

Telphone : +211912100062

email :xamdule55@hotmail

Abawan Mukhtar cumar mohamud

Sdnnews

khadarbitijoor@hotmail.com

+256791661106

Uganda

 

Comments are closed