|

Abwaaniintii uu Wasiir Xirsi u Jawaabay ee Ismaciil Dulcad iyo Cabdilaahi Good oo ka waramaya Jawaabtii Xirsi(DHEGEYSO)

Ottawa April 21,2013(SDN)-Abwaanada Ismaciil Maxamed Ismaciil Dulcad iyo Cabdilaahi Good Muuse oo bilowgii sanadkan daah furay Deeleydii “Xirsi iyo dadweynaha keebaa denbiile ah” ayaa nooga waramay tix gabaya oo uu wasiirka madaxtooyadu isku difaacay.

Labada Abwaan ayaa ka waramaya sida gabayga wasiirka madaxtooyadu ula muuqday iyo waxa uu ka dhigan yahay.

HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA ABWAANADA ISMAACIIL DULCAD IYO CABDILAAHI GOOD

 

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dulcad.MP3″]

 

 

Comments are closed