Abwaan Hure Walan-Wal oo Qaab Suugaaneed uga Hadlay Sidii uu Ku Bilaabmay Kaftankii Hargaysa iyo Burco DAAWO
Burco 06, October 2016 (SDN/QJ):- Abwaan Hurre Walaan-wal oo ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed, ayaa qaab suugaaneysan uga hadlay kaftan maalmahii ugu dambeysay barahsa bulshada ee Internetka ku dhex-maraayey dad ka soo kala jeeda magaalooyinka Burco iyo Hargeysa.
DAAWO, muuqaalka Abwaanka oo sheegay in uu ka xun yahay in kaftankii dib looggu leexiyey waxyaabo aan habbooneyn kana xog waramay qaabkii uu ku billaabmay.