|

Abwaan Dhako oo Madaxweyne Siilaanyo ka Hor Tiriyey Gabay Dhaliil Iyo Waxqabad isugu Jira Iyo Sida ay Madashu Noqotay DAAWO

Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Dayib Guray oo Ku Magac Dheer Dhako ayaa Maanta Gabay Cusub Waxa uu Ka Tiriyey Madal uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Siilaanyo ku daahfurayay Qorshaha Labaad ee Horumarinta Qaranka.

Abwaan Dhako oo Hore u Tiriyey Gabay uu Halku dhegiisu ahaa Siilaanyaa Gabyoo Yidhi Waxa uu Kan Maanta ku amaanay Madaxweynaha Waxaa Kale oo uu soo Bandhigay arrimaha u baahan inuu Madaxweynuhu wax ka qabto.

Comments are closed