|

DAAWO:Wasaarada Caafimaadka Puntland oo Sheegtay in bilaabayso Wareegii shanaad ee Talaalka dabaysha

Garoowe July 25,2013(SDN)-Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa shaacisay in gudahaan Puntland dib loo billabayo Talaalka Dabeysha qeybtiisii 5aad.

Ololahan 5naad ayaa maanta ka bilaabmi doona degaanka Puntland min tuulo ilaa degmo,DAAWO.

Comments are closed