|

DAAWO:Reer Baladweyne oo ka Cabanaaya Lacago Been Abuur ah

Baladweyne July 25,2013(SDN)-Magaalada Baladweyne ayaa shacabka halkaasi ku nool ka cabanayaan lacago been abuur ah oo magaaladaasi la isla dhexmarayo.

Ganacsato damiir laaweyaal ah ayaa lacagahani gacanta ku haya isla markaana hantida bulshada kula wareega,DAAWO.

Comments are closed