|

DAAWO:Baarlamaanka Puntland oo qaatay in Hab Beeleed lagu soo xulo Xildhibaanada

Garoowe  July 25,2013,(SDN)-Kulan ayaa isugu yimaadeen Barlamaanka Puntland ayaa waxa ay iskula qaateen in xildhibaanada xilka kala wareegi doona lagu soo xuli doono nidaam Beeleed.

Puntland ayaa haatan fashilkii doorashooyinka waxa laga doodayaa nidaamka siyaasadeed ee degaankaasi isu maamuli doono,DAAWO.

 

 

 

Comments are closed